03/05/2026
waxay qabatay bandhig cunto karin (Cooking Demonstration Session) oo lagu barayay hooyooyinka iyo daryeelayaasha diyaarinta cuntooyin nafaqo leh oo laga sameeyo waxyaabaha deegaanka laga helo, sida isku darka dalaga oo dan, Shurbad Kobciye (Tom Brown).
Bandhiggu wuxuu diiradda saaray nafaqada ka yar 5 sano iyo uurka leh ama , si loo xoojiyo cunnooyin dheellitiran iyo hababka saxda ah ee quudinta.
Waxay ka qayb qaadanaysaa:
• Ka hortagga nafaqo-darrada
• Hagaajinta korriinka carruurta
• Taageerida caafimaadka hooyada iyo ilmaha
Waa tallaabo muhiim ah oo lagu dhisayo bulsho caafimaad qabta. 🥣💚