Ururka Bil-Khayr

Ururka Bil-Khayr URURKA BIL-KHAYR
waa urur ka shaqeeya dacwadda, caawinta danyarta iyo dhammaan danta guud. "Dadka waxa ugu khayr
badan ka ugu anfacaadda badan".

Waxa yidhi Nabigga scw. Borama, Awdal Somaliland. Ururka Bil-Khayr ee dacwadda iyo daryeelka bulshada, waa urur ka shaqeeya dacwadda, caawinta danyarta iyo dhammaan danta guud.

Hambalyo Hambalyo.Ustaad Maxamed Cali mahad.Oo ah Gudoomiyaha Waaxda Tacliinta oo soo afmeeray Marxaladda 2aad ee wax ba...
13/07/2026

Hambalyo Hambalyo.
Ustaad Maxamed Cali mahad.
Oo ah Gudoomiyaha Waaxda Tacliinta oo soo afmeeray Marxaladda 2aad ee wax barashada.
Allaha kaa yeelo mid diinta,Dadka iyo Dalka ku anfaca cilmigaa

  Q 3aad Xafladda: Barnaamijka Tacliim Al-Mustamir, Marxaladda Saddexaad.Xafladdan waxaa lagu maamuusay ardaydii ka faa’...
26/06/2026

Q 3aad
Xafladda: Barnaamijka Tacliim Al-Mustamir, Marxaladda Saddexaad.
Xafladdan waxaa lagu maamuusay ardaydii ka faa’idaysatay barnaamujka sidoo kale waxaa abaal Marino kala duwan la gudoon siiyaya ardaydii kaalmaha h**e galay.

ALLAA MAHAD LEH.

  Q 2aad Xafladda: Barnaamijka Tacliim Al-Mustamir, Marxaladda Saddexaad.Xafladdan waxaa lagu maamuusay ardaydii ka faa’...
26/06/2026

Q 2aad
Xafladda: Barnaamijka Tacliim Al-Mustamir, Marxaladda Saddexaad.
Xafladdan waxaa lagu maamuusay ardaydii ka faa’idaysatay barnaamujka sidoo kale waxaa abaal Marino kala duwan la gudoon siiyaya ardaydii kaalmaha h**e galay.

ALLAA MAHAD LEH.

  Q 1aad Xafladda: Barnaamijka Tacliim Al-Mustamir, Marxaladda Saddexaad.Xafladdan waxaa lagu maamuusay ardaydii ka faa’...
25/06/2026

Q 1aad
Xafladda: Barnaamijka Tacliim Al-Mustamir, Marxaladda Saddexaad.
Xafladdan waxaa lagu maamuusay ardaydii ka faa’idaysatay barnaamujka sidoo kale waxaa abaal Marino kala duwan la gudoon siiyaya ardaydii kaalmaha h**e galay.

ALLAA MAHAD LEH.

Martida:Xafladda Tacliim Al-mustamir
24/06/2026

Martida:
Xafladda Tacliim Al-mustamir

hal Cisho kaliya !....hal maalin baa inooga dhiman Maalinka Abaalmarinta Aradyda iyo Af-meeridda Barnaamijka "Tacliimul-...
24/06/2026

hal Cisho kaliya !....

hal maalin baa inooga dhiman Maalinka Abaalmarinta Aradyda iyo Af-meeridda Barnaamijka "Tacliimul-Mustamir" Marxaladda Sadexaad.

Laba Cisho kaliya !....Laba Maalmood baa inooga dhiman Maalinka Abaalmarinta Aradyda iyo Af-meeridda Barnaamijka "Taclii...
23/06/2026

Laba Cisho kaliya !....

Laba Maalmood baa inooga dhiman Maalinka Abaalmarinta Aradyda iyo Af-meeridda Barnaamijka "Tacliimul-Mustamir" Marxaladda Sadexaad.

📢 OGEYSIIS MUHIIM AHWaxaan dhammaan bulshada ku wargelinaynaa in la qabanayo xafladda lagu soo Afmeerayo Barnaamijka Tac...
21/06/2026

📢 OGEYSIIS MUHIIM AH
Waxaan dhammaan bulshada ku wargelinaynaa in la qabanayo xafladda lagu soo Afmeerayo Barnaamijka Tacliim Al-Mustamir, Marxaladda Saddexaad.
Xafladdan waxaa lagu maamuusi doonaa ardaydii ka faa’idaysatay barnamujka sidoo kale waxaa lagu abaal marin doonaa shahaadooyin iyo abaalmarino kala duwan gaar ahana kaalmaha u h**eeya.
📅 Taariikhda: 10-Muxaram-1448 wafaqsan 25-6-2026
🕒 Waqtiga: 8:00MP
📍 Goobta: Markaska Baytul Macmuur
Waxaan si gaar ah ugu casuumeynaa waalidiinta, culimada, macallimiinta, ardayda iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada inay nagala soo qaybgalaan munaasabaddan qiimaha badan.

Fg: Invitionka waxa laga doonanayaa:
Maktabada: Khayre
Maktabada: Hilaal.

Xafalddii Barnaamijka Tacliimul-Mustamir "MARXALADII SADEXAAD"DHAWAAN INSHA ALLAH.
12/06/2026

Xafalddii Barnaamijka Tacliimul-Mustamir
"MARXALADII SADEXAAD"

DHAWAAN INSHA ALLAH.

Wacyi galinta Goobaha Wax-barashada Markas X.kuul Kalmada oo ku saabsanayd: Qu'raanka iyo Furayaasha Guusha . waxaa jeed...
10/06/2026

Wacyi galinta Goobaha Wax-barashada
Markas X.kuul
Kalmada oo ku saabsanayd: Qu'raanka iyo Furayaasha Guusha .
waxaa jeediyay Sh Abwaan Maxamedcali Cabdilaahi

Allaa Mahadleh.

Address

Sh Ahmed Salaan
Borama

Telephone

+252637173289

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka Bil-Khayr posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Ururka Bil-Khayr:

Shortcuts

Share