AlRisala Organization

AlRisala Organization Al-risala Organization was founded on March 2018 , its a community development organization.

   ๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐€๐ฅ๐‘๐ข๐ฌ๐š๐ฅ๐š ๐Ž๐ซ๐ ๐š๐ง๐ข๐ณ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง wuxuu si guul leh u qabtay barnaamijkii muhiimka ahaa ee โ€œ๐Š๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ž๐ž ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š...
20/08/2026


๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐€๐ฅ๐‘๐ข๐ฌ๐š๐ฅ๐š ๐Ž๐ซ๐ ๐š๐ง๐ข๐ณ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง wuxuu si guul leh u qabtay barnaamijkii muhiimka ahaa ee โ€œ๐Š๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ž๐ž ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐šโ€, kaas oo lagu qabtay Hikma Institute, Magaalada Borama.

๐ŸŽค Barnaamijka waxaa tabinayey ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐…๐š๐š๐ซ๐š๐ฑ ๐Œ๐ž๐œ๐š๐, waxaana si qoto dheer looga hadlay muhiimadda ay dhalinyaradu ku leeyihiin hoggaaminta, horumarinta bulshada iyo ka qaybqaadashada dhismaha mustaqbal wanaagsan.

๐Ÿ™ Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinaynaa dhammaan dhalinyaradii ka soo qaybgalay, tababarihii, iyo cid kasta oo gacan ka geysatay hirgelinta barnaamijkan.

Ururka AlRisala Organization waxa uu si sharaf leh idiinku martiqaadayaa kulan muhiim ah oo ku saabsan doorka dhalinyara...
19/08/2026

Ururka AlRisala Organization waxa uu si sharaf leh idiinku martiqaadayaa kulan muhiim ah oo ku saabsan doorka dhalinyarada ee hoggaaminta bulshada iyo sidii ay dhalinyaradu uga qayb qaadan lahaayeen horumarka iyo dhismaha bulshada.

๐Ÿ“ Goobta: Hikma Institute, ka soo horjeedka Masjidka Abuu Hurayra
๐Ÿ“… Taariikhda: 20-8- 2026
๐Ÿ•ฐ๏ธ Waqtiga: Habeenka Jimcaha soo galayo

ALRISALA ORGANIZATION

29/07/2026

Xafladda So Xidhitaanka Barnaamijkii Samer Youth Programm

  4aad Xafladda So Xidhitaanka Barnaamijkii Samer Youth Programm
26/07/2026

4aad
Xafladda So Xidhitaanka Barnaamijkii Samer Youth Programm

  3aad Xafladda So Xidhitaanka Barnaamijkii Samer Youth Programm
26/07/2026

3aad
Xafladda So Xidhitaanka Barnaamijkii Samer Youth Programm

  2aad Xafladda So Xidhitaanka Barnaamijkii Samer Youth Programm
26/07/2026

2aad
Xafladda So Xidhitaanka Barnaamijkii Samer Youth Programm

  1aad Xafladda So Xidhitaanka Barnaamijkii Samer Youth Programm
26/07/2026

1aad
Xafladda So Xidhitaanka Barnaamijkii Samer Youth Programm

25/07/2026

Rixlo
Day 6
Barnaamijka Xagaaga dhalinyarada 2026 ee AlRisala Organization

Day 5Barnaamijka Xagaaga dhalinyarada 2026 ee AlRisala Organization
24/07/2026

Day 5
Barnaamijka Xagaaga dhalinyarada 2026 ee AlRisala Organization

Address

Eng Galde Road
Borama
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AlRisala Organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share