Yaafac construction & consultant eng company

Call

Yaafac construction & consultant eng company “ Your trust drives our work, Our commitment builds your future “

10/10/2026

Wa malin kale iyo mashruc kale oo shaqadiisu si habsami leh u wado shirkada Yaafac c.c.

Curashada bisha cusub ee October waxan dhamaan macamiisha shirkada yaafac kuso dhawaynyna gacmo furan iyo riyadooda oo l...
02/10/2026

Curashada bisha cusub ee October waxan dhamaan macamiisha shirkada yaafac kuso dhawaynyna gacmo furan iyo riyadooda oo loo rumeeyo isla mar ahaantana qiime macqula oo raali galiyana ay ka helayaan shirkada ..🙌🏻

01/10/2026

Waa malin cusub iyo bilowga bisha October iyo mid kamida masharicda hada sida habsamida leh uga socda magalada Borama/somaliland

22/09/2026

on going Varenda slap beam concrete 🚧

16/09/2026

🦺 Doing the best way of fixing the walls.. 👌🏻

29/07/2026

🚨 Upcoming new project.. 👷🏻‍♂️

28/06/2026

🚨 Commercial Building - Boorama - Somaliland

Dhismahan bilicda leh waxan u nashqadaynay dhisme ganacsiyeed ( ground + 1 Floor - G+1 ) kana kooban ( 2 Bakhaar oo hoose iyo 2 Guri oo sare oo min 3 Makhsin ah ).

* guryaha sare ee ( Floor 1 ) ku mid walba wuxu ka koobanyahay sidan….
* 3 qol oo jiifa ( 3 bed rooms 🛏️)
* 2 suuli / xamaam ( 2 toilets 🚽)
* 1 madbakh ( 1 kitchen )
* Daarad dhexe oo waafiya ( corridor)
* Suduux sare oo mid walba qaybtiisu gaar ugu xidhantahay.

Fadlan ka dhabe riyadadii dhismaha ama kala tasho shirkada wayan ee Yaafac.

Fadlan nagala so xidhiidha :- Call ama whatsapp

📞 Tel: +252634456028
+252634892058
+252634459510
📨[email protected]

🏢 WE ARE HIRING 🚨ARCHITECTURAL ENGINEERMa tahay Architectural Engineer karti leh oo raadinaya fursad shaqo oo cusub? Ku ...
11/06/2026

🏢 WE ARE HIRING 🚨

ARCHITECTURAL ENGINEER

Ma tahay Architectural Engineer karti leh oo raadinaya fursad shaqo oo cusub? Ku soo biir Shirkada wayn ee Yaafac Construction Company.

SHURUUDAHA:

✅ Bachelor Degree in Architectural Engineering.
✅ Khibrad shaqo oo la xiriirta naqshadaynta iyo maamulka mashaariicda.
✅ Aqoon fiican oo AutoCAD, Revit, SketchUp iyo software-yada la midka ah.
✅ Xirfado isgaarsiin iyo wada-shaqayn wanaagsan.
✅ Awood u leh maaraynta waqtiga iyo fulinta mashaariicda.

WAAJIBAADKA:

• Diyaarinta naqshadaha iyo sawirrada dhismayaasha.
• Kormeerka iyo la socodka mashaariicda.
• La shaqaynta macaamiisha iyo kooxda mashruuca wada.
• Hubinta tayada iyo waafaqsanaanta heerarka dhismaha.

📍 Goobta Shaqada: [ Yaafac Construction Company- dhigta agteeda - Boorama ]
📅 Xilliga Ugu Dambeeya: [ 1 July ]
📧 Email: [ [email protected]]
📞 Tel: [ 063-4459510 ama 063-4892058 ]

Nagu soo biir oo qayb ka noqo dhismaha mustaqbalka!

19/01/2026

📍 Boorama-Somaliland

Dhisme bilic iyo tayo leh ugu imo shirkada wayn ee Yaafac construction & consultant eng company.
10/01/2026

Dhisme bilic iyo tayo leh ugu imo shirkada wayn ee
Yaafac construction & consultant eng company.

Address

Borama
Borama

Telephone

+252634892058

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yaafac construction & consultant eng company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share