Usd Organization

Usd Organization Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Usd Organization, Community Organization, somalilland, Borama.

11/08/2026

Maamulka iyo dhamaan xubnaha ururka USD.organization waxy hanbalyo u dirayaan xubin ka mid. Ah ururka ( Faadumo Farhaan Abdi )

Hanbalyo Hanbalyo

Bandhiga buuga loogu magac daray 'Furaha aan la fahmin' ayaa ka qabsoomay Gobola awdal magala madaxdisa Boorama habeenim...
11/07/2026

Bandhiga buuga loogu magac daray 'Furaha aan la fahmin' ayaa ka qabsoomay Gobola awdal magala madaxdisa Boorama habeenimadii Jimce soo galayay (9/7/2026)

Ururka USD Organization, waxa uu si gaar ah ugu mahadcelinayaa Faiza Hassen Abdilahi oo ah qoraaga buugga oo ururka ku maamuustay shahaado sharaf.

Waxa aannu dhamaan bulshoweynta magaalada Boorama uga mahadcelinaynaa kasoo qaybgalkoodii ay kasoo qaybgaleen bandhiga buugga.

Maamulka iyo xubnaha ururku waxay si wada jir ah usoo dhawaynayaan 1: Nimco Hamud Cabdi Kusoo dhawad ururka USD.Organiza...
08/07/2026

Maamulka iyo xubnaha ururku waxay si wada jir ah usoo dhawaynayaan

1: Nimco Hamud Cabdi

Kusoo dhawad ururka USD.Organization
Kusoo dhawada saxd Social affairs

07/07/2026
S/Q2
04/07/2026

S/Q2

Xalay oo ay tarikhdu ahayd 3/7/2026 waxa magalada boorama gaar ahaan holl-ka jamacada bader ka qabsomay barnamijka la ma...
04/07/2026

Xalay oo ay tarikhdu ahayd 3/7/2026 waxa magalada boorama gaar ahaan holl-ka jamacada bader ka qabsomay barnamijka la magac baxay RUN IYO RAAD barnamijkaas oo lagaga hadlaayay fahanka suganta laguna falanqeyay macnaha guud ee afkena iyo dhaqankena

Maamulka iyo xubnaha ururku waxay si wada jir ah usoo dhawaynayaan labada xubnood ee kala ah1: Khadar ali adan2: Ahmed a...
04/07/2026

Maamulka iyo xubnaha ururku waxay si wada jir ah usoo dhawaynayaan labada xubnood ee kala ah
1: Khadar ali adan
2: Ahmed abdilahi sied

Kusoo dhawad ururka USD.Organization
Kusoo dhawada saxd Social affairs

Nagala soo qayb gal habenkaas
01/07/2026

Nagala soo qayb gal habenkaas

01/07/2026

Barnamijka { RUN IYO RAAD }

.organization

29/06/2026

📝📕Furaha Aan la fahmin

Address

Somalilland
Borama
252

Telephone

+252634538622

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Usd Organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Usd Organization:

Shortcuts

Share