Beelwaynta Bahabar Cabdalle

Beelwaynta Bahabar Cabdalle Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Beelwaynta Bahabar Cabdalle, Community Center, Sheekh Cali Jowhar, Borama.

*Suldaannada Caqliga fiican waa laga cabsoodaaye*Casho laguma gaadiyo waxii ceeb uso sida e*Xafladdaha canbaartu uga ima...
22/11/2025

*Suldaannada Caqliga fiican waa laga cabsoodaaye
*Casho laguma gaadiyo waxii ceeb uso sida e
*Xafladdaha canbaartu uga iman cago ma saarane
*Calool aan dhargayney haddaad ceebta garan wayday
*Cilmi iyo caqlaa lagu ogaa celi Makaahiile
*inuu ceeb dugsado kuma wado oo way ka cararaane
*Cabdallana masii dhawran karo cayda ka timide
*Celi baa is waydiin wuxuu kuu cimaamadaye
*Casilaad inuu soo diraan cawa filayaa!!!

Xigasho

04/11/2025
04/11/2025

Beelwaynta Bahabar Cabdalle oo Mideysan ( weyd iyo kamas) ayaa Caleemo Saartey Suldaanka Guud ee Beelaha Cabdalle Makaahiil Suldaan Maxamed Daahir Maydhane oo Guddida dhaqanka Beelaha Cabdalle Muddo aad u badan u fadhiyeen soo xulistiisa.

Hambalyo Suldaan Maxamed Daahir Maydhane Iyo Beesha Cabdalle waynu guulaysanay dhammaanteen. 💪

25/09/2025

Agaasimaha Guud ee wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda Jamhuuriyadda Somaliland ahna Wasiirka Maalmaha dhow Abdirashid Abdi Jama .

Beelwaynta Bahabar Cabdalle

07/04/2025
07/04/2025

Waxa uu ahaa waddani dalkiisa iyo dadkiisa ba jecel, Midnimada iyo isku duubnida guud ee gadabuursi jecel oo ka shaqeeya.

Maanta ayey tiisii noqotey Maxammed Cismaan Dirir( Suldaan Naaji). Eebbe ha u Naxariisto, Janatul Firdowsa Allaha geeyo.

Dhammaanteen aynnu u wada ducayno Marxuunka.

Alle ha u naxariistee waxa Maanta oo isniin ah 07/04/ 2025 geeriyoodey Suldaan Maxammed Cismaan Dirir ( Naaji) Suldaanki...
07/04/2025

Alle ha u naxariistee waxa Maanta oo isniin ah 07/04/ 2025 geeriyoodey Suldaan Maxammed Cismaan Dirir ( Naaji) Suldaankii Guud ee beelaha Beelwaynta Bahabar Cabdalle oo goordhawayd Boorama ku geeriyooday.
Suldaanka allaha u naxariisto, janatul firdawsa allaha ka waraabiyo. Qoyskiisii iyo guud ahaan tolka alle samir iyo iimaan ha ka siiyo

INAA LILAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.

Address

Sheekh Cali Jowhar
Borama
2522

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Beelwaynta Bahabar Cabdalle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share