SEVYO Organization

SEVYO Organization Somaliland ururka mutadawiciinta dhalinyarada udaddaalayaasha dhalinyarada somaliland

12/06/2024
Waxa sharaf wayn noo ahayd hadaan nahay ururka dhalinyarada "SEVYO ORG "  inaan magalada borama ku soo dhawayn gudoomiya...
30/11/2021

Waxa sharaf wayn noo ahayd hadaan nahay ururka dhalinyarada "SEVYO ORG " inaan magalada borama ku soo dhawayn gudoomiyaha global somali inspire iyo agaasimaha waxda horuminta afka iyo Hindaha ee Ururkaas , aanu wada galnay heshiis laba geesood ah kaaso lagu horumin doono wax qabadka bulshada loo hayo Labada urur oo iska kaashan doona arimaahas iyo kuwa kaleba

《Dirsanayaasha Aan Ladirin》

BARNAAMIJKA DHAXANTIREFadlan ka qayb qaado Barnaamijkan dhaxantireOo labax sadaqo" IF YOU CAN'T FEED AHUNDRED PEOBLE THE...
20/11/2021

BARNAAMIJKA DHAXANTIRE

Fadlan ka qayb qaado Barnaamijkan dhaxantire
Oo labax sadaqo

" IF YOU CAN'T FEED AHUNDRED PEOBLE THEN FEED JUST ONE "

Hadii aanad caawinkarin Boqol qoys
Caawi Hal qoys

Wixii sadaqo ah
Ku hagaaji lambaradan:

063-6927458 / 063-4529156

Kuwani waa :Ururka mutadawiciinta Udaddaalayaasha Dhalinyarada somaliland ee looso gaabiyo《SEVYO》Waa urur kahawal gala G...
26/10/2021

Kuwani waa :

Ururka mutadawiciinta Udaddaalayaasha
Dhalinyarada somaliland ee looso gaabiyo

《SEVYO》

Waa urur kahawal gala Gobolada Somaliland gaar ahaan Boorama Berbera iyo Burco

Waxa ku midoobay dhalinyaro jecel inay Dadkooda dalkooda iyo diintooda Anfacaan

Waxa uu kaalin muhiima ah kaqaataa

Caawinta dadka baahan sida :
Darbi-jiifta iyo naafada

Ilaalinta deegaanka sida:
Beerista dhirta,wacyigalinta dadka in ay dhirta dayan goyteeda
Dhiirigalinta Dhalinyarada sida:
Abwaaniinta qoraayada oo xaflado loo qabto
Wacyi galinta waxbarashada sidda:
In trading uu qabto, inuu wacyigalin sameeyo

Ururkan waxa hal-hays u ah
{Dirsanayaasha Aan Ladirin
Ama
Dookha Mutadawiciinta Somaliland}

Waan salaamayaa dhamaan asxaabta.Ururwayna.Sevyo ayaa kulan aad uqiimo badan ka laqaatay Agaasimaha guud ee HAYADA SaysW...
04/10/2021

Waan salaamayaa dhamaan asxaabta.

Ururwayna.Sevyo ayaa kulan aad uqiimo badan ka laqaatay Agaasimaha guud ee HAYADA Says

Waxaynaha kawada hadleen qodobadan

1:kawada shaqaynta arimaha bulshada
2: in taageero laisasiiyo oo lais caawiyo
3:in wacyigalinta bulshada kor loo qaado

HANBALYO HANBALYO HANBALYO HANBALYO Waxa xalay xilkii ama majeerka  ururka dhalinyarada SEVYO la wareegay HOGAAMIYE  far...
21/09/2021

HANBALYO HANBALYO HANBALYO HANBALYO

Waxa xalay xilkii ama majeerka ururka dhalinyarada SEVYO la wareegay HOGAAMIYE farxaan aadan warsame iyo muna maxamed dhinbiil iyaga oo kala wareegay HOGAAMIYAASHI H**E mudane ibraahin saleeban samriye iyo marwo ayaan xuseen c/laahi
Waxaay dhaaman ururka dhalinyarada " SEVYO " HANABALYO la wadaagayan Hogaamiyaasha cusub illahayna uga baryayn inuu ku asturo xilka ama masuuliyada ay qaadeen " aamin aamin "

Marka h**e allaa mahadlehSuura galiyay wax walboo suura galaSharaf-wayn bay noo ahayd in aan kulan xogwaraysi ahLa yeela...
01/09/2021

Marka h**e allaa mahadleh
Suura galiyay wax walboo suura gala

Sharaf-wayn bay noo ahayd in aan kulan xogwaraysi ah
La yeelano Duqa degmada boorama

Mudane: Maxamed Axmed Warsame 《maxamed baradho》

Waxa aan ka wada hadalnay waxa ka mid ahaa
1: qurxinta ama bilicta deeganka
2: horumarinta dadka danyarta
3: ka wada shaqaynta arimaha bulshada iyo kuwa kale

Waxaan rajaynaa inaan wada shaqayn doono maayir maxamed axmed warsame 🙏🙏🙏🙏🙏

Ururwaynaha SEVYO OrganizationQaybtiisa  boorama ayaa maanta waxay si wada jir ah ugu soodhaweeyeen caasimada gobolka aw...
23/08/2021

Ururwaynaha SEVYO Organization
Qaybtiisa boorama ayaa maanta waxay si wada jir ah ugu soodhaweeyeen caasimada gobolka awdal Boorama

Dhalinyarada dawlad deegaanka soomalida (DDS)

Saxibayaal soodhawaada marwalba

Is.dhexgalka bulshadu waa muhiim

Ayaanle Daahir
Muhyadin Tahir Cirro
Xuseen Buraale
Muscab Cilmi
Garaad-kaaba MuhumedGaraad-kaaba MuhumedGaraad-kaaba Muhumed
Tamaan Abdulaahi Khadar
Bishaar Aset
Hodo Dheman

Gobolku waa kiinii

Hambalyo Hambalyo HambalyoDhamaan ururka SEVYO Organization
16/08/2021

Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Dhamaan ururka SEVYO Organization

Alx alle ayaa mahadlehSidii ugu wacnaydUguna qurxoonaydAyay noogu dhacday Xafladii xalaySEVYO NIGTH
14/08/2021

Alx alle ayaa mahadleh
Sidii ugu wacnayd
Uguna qurxoonayd
Ayay noogu dhacday
Xafladii xalay

SEVYO NIGTH

Address

Hotel Haldoor
Borama

Telephone

+252636927458

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SEVYO Organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to SEVYO Organization:

Share