Borama Today

Borama Today CODKA SHACABKA GOBOLKA AWDAL DHAMAAN

waxa aan kaga hadlaynaaa dhamaan quruxda boorama ay leedahay iyo wixii baashaaala dhamaantiin gacmo furan ku soo dhawaaada sxp tinimo walaal tinimo huuno soo dhawooow

WAGER WAGER.Xiniinyaha iyo Baqbaqdaa Waxa Looga Baahanyahay Jiidaha Colaada Ciyaalkiinan Yaryar ee Saadka Losoo Diroow C...
14/02/2026

WAGER WAGER.
Xiniinyaha iyo Baqbaqdaa Waxa Looga Baahanyahay Jiidaha Colaada Ciyaalkiinan Yaryar ee Saadka Losoo Diroow Cida idiin Soodhiibtay Hadaladana waanu ognahay iyo Ciday ushaqeeyaanba.

Walaalkaa Ha ufeedho Waynaan ee kii Caruurtaada Laayayba Wuxuu Kuqaylayaa Hargaysa Caawa Waxna Ma odhan kartid marksaad Halkan Dhakh Dhakh La imanaysaan.

Kanyar ee Wariyaha ahna Waxaan leenahay Qayrkaa Tolkoodbay Ladareen Soomalida iswada boobsysana uga hilinayaan adna Local iyo Meel Jilicsan baad kuwareegaysaa barina Halkaasaad hoos uga siidagi doontaa oo wayba kaa muuqataa.

WARARKAN KASOOBAXAYA YUHUUDU WAXUU HALIS WAYN KUYAHAY SHACABWAYNAHA DAGAN SOMALILAND OO DHAN.
25/01/2026

WARARKAN KASOOBAXAYA YUHUUDU WAXUU HALIS WAYN KUYAHAY SHACABWAYNAHA DAGAN SOMALILAND OO DHAN.

😂………………………………………………………………….😂NINKII CIRRO OO INTUU TAGAY SWITZERLAND HELICOPTER DALXIIS KAXAYSTAY ISKA DHIGAYA INUU HAWLO...
21/01/2026

😂………………………………………………………………….😂
NINKII CIRRO OO INTUU TAGAY SWITZERLAND HELICOPTER DALXIIS KAXAYSTAY ISKA DHIGAYA INUU HAWLO WAAWAYN KUJIRO .

Diyaarada Magaceeda Google kuqor adaa helidoona Maclumaadkeedo dhamaystiran amaba ChatGbt Waydii.

Nin Sinaantaada Diiday adna Diid Sarayntiisa.
19/01/2026

Nin Sinaantaada Diiday adna Diid Sarayntiisa.

SAWIRO   LAGU BUUNBUUNIYAY OO SOMALILAND CIIDAN AHAAN USOO BANDHIGTAY AKHRISO…..1- Hadaad Sawirada Soodhawayso Dad isku ...
17/01/2026

SAWIRO LAGU BUUNBUUNIYAY OO SOMALILAND CIIDAN AHAAN USOO BANDHIGTAY AKHRISO…..

1- Hadaad Sawirada Soodhawayso Dad isku eeg eeg baa kaasoo hor baxaya!

2- Ciidanka Safkoodu aadbuu ukala fogfogyahay Sawirka dusha sare halka ay aad isugu dhawyihiin safafkoodu Sawirada kale.

3- Calanka Soomaliland Badhtamuhuu Yalaa mar marna xaga h**e marka dusha laga sawirayna Calanba kuma jiro.

4- Gidaarka Soo jeedka ee kadambeeya mar babuur baa taala marna waxba mayalaan.

16/01/2026

Dagaal toosa ayaa hada toqoshi ku dhex maraya jabhada snm iyo dadka degaanka

DEG-DEG 👀👀👀👀48 Saac ee inagu Soo Fool leh War Culus Baa Soodhacaya khayrkiisana Allaha inasiiyo.
09/01/2026

DEG-DEG 👀👀👀👀

48 Saac ee inagu Soo Fool leh War Culus Baa Soodhacaya khayrkiisana Allaha inasiiyo.

War Deg-Deg ah.Hindiya oo ah xulafada dhow ee lsraa’iil ayaa ka soo horjeedatay go’aankii lsraa’iil ku aqoonsatay Somali...
09/01/2026

War Deg-Deg ah.
Hindiya oo ah xulafada dhow ee lsraa’iil ayaa ka soo horjeedatay go’aankii lsraa’iil ku aqoonsatay Somaliland , iyadoo taageertay madax bannaanida iyo wadajiraka dhuleed ee Somaaliya.

Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Hindiya Randhir Jaiswal oo warbaahinta maanta la hadlay, wuxuu yirdhi; “Hindiya waxay xidhiidh taariikhi ah la leedahay Soomaaliya. Waxaan sii adkaynaynaa muhiimadda ay leedahay in la ixtiraamo madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya.”

Niikadii Markaad dhamysataaan Tolkayoow Heemaalna Waxbaa kasocdee kawar haya.
03/01/2026

Niikadii Markaad dhamysataaan Tolkayoow Heemaalna Waxbaa kasocdee kawar haya.

03/01/2026

Address

Boorama
2526

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Borama Today posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Borama Today:

Share