20/03/2026
Eid Mubarak Eid Mubarak
Taqabalalaahu Minaa Wa
Minkum. Saalixal Acmaál,
Dhamaan Maamulka sare iyo xubnaha Ururka Woob Waxay Munaasibada ciidul Fidriga Awgeed Hambalyo aan la soo koobi karin iyo Bogaadinba Hawada u Marinayaan Dhamaan umada Muslimiintu Meel Kasta oo ay Joogaan.
Waxaanu si gaara usii Bogaadinaya Bulshada reer Somaalilnd meel Kastay Joogaan Dal iyo Dibadba.
Allah Mahadle