06/05/2026
Somali Midwives Associtoon (SMA)
Ururka Umulusooyinka Soomaaliya ayaa Beledweyne ku qabtay xuska Maalinta caalamiga ah ee Umulisada Aduunka oo ah 5-ta bisha May taas oo sannad kasta loo dabbaaldego.