Arladi Disabilities Rights Development Organization

Arladi Disabilities Rights Development Organization Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Arladi Disabilities Rights Development Organization, Non-Governmental Organization (NGO), Southwest state of somalia, Baydhabo.

05/09/2026
Guddoomiyaha ururka hormarinta iyo xuquuqda naadafada  ee ARLADI, Mudane Maxamuud Yacquub, ayaa booqasho wacyigelin ah k...
30/08/2026

Guddoomiyaha ururka hormarinta iyo xuquuqda naadafada ee ARLADI, Mudane Maxamuud Yacquub, ayaa booqasho wacyigelin ah ku tagay qaar ka mid ah xeryaha barakacayaasha ee magaalada Baydhabo.
Booqashadan ayaa diiradda lagu saaray wacyigelinta bulshada, ilaalinta dadka nugul iyo dadka naafada ah, gaar ahaan xilligan oo la saadaalinayo roobab xooggan iyo fatahaado ka dhalan kara saameynta El Niño.

Mudane Maxamuud Yacquub ayaa bulshada kula wadaagay muhiimadda ay leedahay in la qaato tallaabooyin ka hortag iyo diyaar-garow ah, iyadoo si gaar ah loo tixgelinayo baahiyaha dadka naafada ah, carruurta, haweenka iyo dadka kale ee nugul.

“Xuquuqda dadka naafada ah waa xuquuqda aadanaha. Qof walba wuxuu xaq u leeyahay badbaado, sharaf iyo fursad loo siman yahay.”
Arladi Disabilities Rights Development Organization waxay sii wadi doontaa dadaallada ku aaddan difaaca xuquuqda dadka naafada ah, wacyigelinta bulshada iyo horumarinta bulsho loo dhan yahay.

Arladi Disabilities Inclusion Forum
29/08/2026

Arladi Disabilities
Inclusion Forum

12/08/2026
12/08/2026
With Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed – I just got recognized as one of their t...
05/08/2026

With Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed – I just got recognized as one of their top fans! 🎉

20/07/2026

Address

Southwest State Of Somalia
Baydhabo

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Arladi Disabilities Rights Development Organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share