Ururka Dhalinyarada Beesha Duub-Dheere

Ururka Dhalinyarada Beesha Duub-Dheere community center

Ciid mubaarak Qaar kamid ah dhalanyerda oo si wadajir ah iskula ciidey magaalda baydhabo ee xaruunta gobalka bay Ciid mu...
21/03/2026

Ciid mubaarak
Qaar kamid ah dhalanyerda oo si wadajir ah iskula ciidey magaalda baydhabo ee xaruunta gobalka bay
Ciid mubaarak ciid mubaraak

10/10/2025

Hamplyo Hamplyo
Waxaa halkan Hamplyo farxad le uga dirayanaa wllkeena Atoosh oo loo doortay Godoomiyaha dhalanyerda jaaliyada Koonfur Galbeed ee Austria

Waxan leenahay Hamplyo Hamplyo

HAMBLYO HAMBLYO magacaawisWaxaa halkaan uga hambaliyeynaya walaalkeena mukhtaar macalin cismaan ( mukhtaar yare ) oo loo...
09/09/2025

HAMBLYO HAMBLYO magacaawis

Waxaa halkaan uga hambaliyeynaya walaalkeena mukhtaar macalin cismaan ( mukhtaar yare ) oo loo magacaabay Taliyaha ururka 46aad guutada 8aad Qaybta 60aad. waxaan leenahay Allaha kula garab galo shaqada culus lagu egmadey.

HAMBLYO HAMBLYO DHALASHO Waxaa halkan Hamblyo dhalasho uga diraynaa wllkeena   Ibrahim Abdirahman iyo marwadiisa   Abdul...
09/09/2025

HAMBLYO HAMBLYO DHALASHO
Waxaa halkan Hamblyo dhalasho uga diraynaa wllkeena Ibrahim Abdirahman iyo marwadiisa Abdullahi oo saaka wiil uga dhashtay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka baay

Waxan leenahay wiilkeenow soo barbaar oo naqo kii anfaca Dalkiisa iyo dadkiisa iyo diintiisa

Hamblyo hamblyo Waxaa halkaan hambalyo Qalin jabin ah  uga diraynaa Walasheena maano mohamed isack oo usoo gabagaboobay ...
02/09/2025

Hamblyo hamblyo

Waxaa halkaan hambalyo Qalin jabin ah uga diraynaa Walasheena maano mohamed isack oo usoo gabagaboobay Xeerka 1aad ee jaamacada.

Cilmiga aad baratay illhay ha ku canfaco

Hambalyo Hambaly.

Hamblyo hamblyo Waxaa halkaan hambalyo Qalin jabin ah  uga diraynaa Walalkeena  mohamed nor mogow isack oo usoo gabagabo...
01/09/2025

Hamblyo hamblyo

Waxaa halkaan hambalyo Qalin jabin ah uga diraynaa Walalkeena mohamed nor mogow isack oo usoo gabagaboobay Xeerka 1aad ee jaamacada.

Cilmiga aad baratay illhay ha ku canfaco

Hambalyo Hambaly.

๐—›๐—บ๐—ฝ๐—น๐˜†๐—ผ ๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ๐—ผ๐˜€ Hambaliyo Hambaliyo waxaan halakan ugu Hambaliyeynaynaa walalkeena Abdifatah moallim Ali iyo marwadiisa Sha...
17/08/2025

๐—›๐—บ๐—ฝ๐—น๐˜†๐—ผ ๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ๐—ผ๐˜€
Hambaliyo Hambaliyo waxaan halakan ugu Hambaliyeynaynaa walalkeena Abdifatah moallim Ali iyo marwadiisa Shamso Mohamed oo arooskooda kadhacay Degmada Awdiinle Gobalka Baay
Illahay ha idinka dhigo kuwu isku waara oo ubad kheer qaba kala hela๐Ÿ™
Congratulations congratulations ๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘

Congratulations ๐ŸŽ‰ ๐Ÿ‘ Waxa aan halkaan hambalyo qalin jebin ugu direynaa walaalkeena Abdifatah Mukhtaar oo dhameystay heer...
14/08/2025

Congratulations ๐ŸŽ‰ ๐Ÿ‘

Waxa aan halkaan hambalyo qalin jebin ugu direynaa walaalkeena Abdifatah Mukhtaar oo dhameystay heerka koowaad jaamacadda.

Cilmiga aad baratay illhay ha kuga anfaco ๐Ÿคฒ

Munaasabadda xil-wareejinta Malaaqa guud ee Beesha Dubdheere ee Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah uga dhacday magaalada ...
13/07/2025

Munaasabadda xil-wareejinta Malaaqa guud ee Beesha Dubdheere ee Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah uga dhacday magaalada Muqdisho. Munaasabaddan ayaa lagu wareejiyay xilka malaaqnimo, waxaana xilkaasi si rasmi ah ula wareegay Malaaq Maxamed Xasan Ibraahim โ€œKaabayโ€.

Xil-wareejinta waxaa goobjoog ka ahaa Malaaq Cabdullaahi Macallim, oo ah Malaaqa guud ee Beesha Hariin ee Gobolka Banaadir, isaga oo xilka u kala wareejiyay Malaaqa cusub iyo malaaqyadii h**e. Sidoo kale, munaasabadda waxaa ka soo qeybgalay qeybaha kala duwan ee Beesha Dubdheere iyo wakiillo ka socday Beelaha Waraasile ee ka tirsan Beel-weynta Hariin.

Malaaqyadii h**e ee xilka soo qabtay ayaa si wadajir ah ugu hambalyeeyay Malaaqa cusub, iyagoo u rajeeyay inuu si hufan u guto masuuliyadda loo igmaday.

Congratulations congratulations ๐ŸŽ‰ Waxaa xalkan Hmplyo dhalasho uga diraynaa Wllkeena Abdullahi Mohamed Yussuf  iyo marwa...
13/07/2025

Congratulations congratulations ๐ŸŽ‰
Waxaa xalkan Hmplyo dhalasho uga diraynaa
Wllkeena Abdullahi Mohamed Yussuf iyo marwadiisa
oo maanta wiil uga dhashtay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka baay
Waxan leenahay Hmplyo hmplyo
Soo bar baar oo naqo kii anfcay D.D.D

Congratulations ๐ŸŽ‰ ๐Ÿ‘ Waxa aan halkaan hambalyo qalin jebin ugu direynaa walaalkeena Abdulaziz Abdullahi Mohamed  oo dhame...
05/07/2025

Congratulations ๐ŸŽ‰ ๐Ÿ‘

Waxa aan halkaan hambalyo qalin jebin ugu direynaa walaalkeena Abdulaziz Abdullahi Mohamed oo dhameystay heerka koowaad jaamacadda.

Cilmiga aad baratay illhay ha kuga anfaco ๐Ÿคฒ

Address

Baidoa
Baydhabo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka Dhalinyarada Beesha Duub-Dheere posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share