Rajo Charity Foundation مؤسسة الرجاء الخيرية

Rajo Charity Foundation مؤسسة الرجاء الخيرية Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Rajo Charity Foundation مؤسسة الرجاء الخيرية, Nonprofit Organization, Horsed, Baydhabo.

RAJO Charity Foundation (مؤسسة الرجاء الخيرية) waa hay’ad samafal oo aan faa’iido doon ahayn,Una heellan bixinta gargaarka bini’aadantinimo, daryeelka bulshada, iyo horumarinta nolosha danyarta iyo Agoonta.

RAJO CHARITY FOUNDATIONHambalyo Sannadka Cusub ee Hijriga 1448! 🌙Maamulka iyo Shaqaalaha Rajo Charity Foundation waxay d...
16/06/2026

RAJO CHARITY FOUNDATION
Hambalyo Sannadka Cusub ee Hijriga 1448! 🌙
Maamulka iyo Shaqaalaha Rajo Charity Foundation waxay dhammaan ummadda Islaamka, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed, ugu hambalyeynayaan munaasabadda qiimaha badan ee Curashada Sannadka Cusub ee Hijriga 1448.

Waxaan Alle SWT ka baryeynaa inuu sannadkan cusub ka dhigo sannad nabad, barwaaqo, caafimaad, midnimo iyo horumar u horseeda dhammaan bulshada Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Muslimiinta.
Sanad Wanaagsan – 1448 Hijriya "كل عام وأنتم بخير"
📧 [email protected]
🌐 www.rajocharity.org⁠�
📞 0610614963400
📍 Baidoa, Somalia
RAJO CHARITY FOUNDATION Serving Humanity with Hope & Compassion 💙💚

Rajo Charity Foundation مؤسسة الرجاء الخيرية Serving Humanity with Compassion & Hopeنخدم الإنسانية بالأمل والعطاء. JIMCO...
05/06/2026

Rajo Charity Foundation مؤسسة الرجاء الخيرية
Serving Humanity with Compassion & Hope
نخدم الإنسانية بالأمل والعطاء.

JIMCO MUBAARAK 🕋🕌
"Alle ha inaga yeelo kuwa ka faa'iidaysta maalintan barakeysan, ducadoodana la aqbalo, dambiyadoodana la dhaafo."
اللهم اجعل لنا في هذا اليوم المبارك رحمةً ومغفرةً وقبولاً للدعاء.
Rajo Charity Foundation
“Serving Humanity with Compassion & Hope”
“U Adeegidda Bulshada Naxariis, Rajo iyo Gargaar.

Contact us:
📧 [email protected]
🌐 www.rajocharity.so
📞 0619560383
Follow Us:
f | X | TikTok

🤍 قال رسولُ الله ﷺ﴿ لا يزالُ لسانُكَ رطبًا من ذكرِ الله ﴾Xuska Alle waa iftiin qalbiga iyo nasashada nafta.Ha ka daalin ...
29/05/2026

🤍 قال رسولُ الله ﷺ
﴿ لا يزالُ لسانُكَ رطبًا من ذكرِ الله ﴾

Xuska Alle waa iftiin qalbiga iyo nasashada nafta.
Ha ka daalin dikriga, ducada iyo mahadnaqa Rabbiga.



🌙 جمعة مباركة 🌙تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال،وجعل هذا اليوم المبارك مليئًا بالخير والرحمة والبركات.✨ Jimco Wanaagsan ...
29/05/2026

🌙 جمعة مباركة 🌙
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال،
وجعل هذا اليوم المبارك مليئًا بالخير والرحمة والبركات.

✨ Jimco Wanaagsan ✨
Alle haka aqbalo dhammaanteen acmaasha wanaagsan,
maalintaan barakeysan hana uga dhigo mid kheyr, naxariis iyo barwaaqo leh.

🤍 Rajo Charity Foundation
“Wadajir iyo samafal ayaan ku dhiseynaa bulsho wanaagsan.”

📞 Contacts / Xiriir
☎️ +252 61 9560383
📧 [email protected]
🌐 www.rajocharity.org
📍 Mogadishu, Somalia
🔹 Facebook | Instagram | TikTok

RAJO CHARITY FOUNDATION ✨🤝Farxaddu waa marka aad gacan siiso kuwa u baahan.Rajo Charity Foundation waxay garab istaag u ...
27/05/2026

RAJO CHARITY FOUNDATION ✨🤝

Farxaddu waa marka aad gacan siiso kuwa u baahan.
Rajo Charity Foundation waxay garab istaag u tahay qoysaska danyarta ah, masaakiinta iyo agoonta si loo yareeyo duruufaha adag ee nololeed.

Waxaan ugu baaqeynaa dhammaan bulshada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan in ay caawiyaan walaalahooda danyarta ah.
Qof walba wax ayuu bixin karaa — wax yar oo aad bixiso waxay noqon kartaa nolol iyo farxad uu qof kale ku badbaado.

Ka qeyb qaado taageerada:
• Agoonta
• Masaakiinta
• Qoysaska nugul
• Dadka tabaaleysan

Aan wada faafinno naxariista iyo rajada
Wadajir ayaan ku dhisi karnaa bulsho is-caawisa

“Together, We Bring Hope — Together, We Build Today A Better Tomorrow”

📞 +252 61 4963400
📧 [email protected]
🌐 www.rajocharity.org
📍 Baidoa, Somalia

CIIDUL ADXAA MUBAARAK ✨🌙Hay’adda Rajo Charity Foundation waxay dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynaysaa munaas...
26/05/2026

CIIDUL ADXAA MUBAARAK ✨🌙

Hay’adda Rajo Charity Foundation waxay dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynaysaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa.

Ciid wanaagsan, caafimaad ku ciida.

📞 +252 61 4963400
📧 [email protected]
🌐 www.rajocharity.org⁠�
📍 Baidoa Somalia

Afur wngsan Saaxibiyaal, masaakiinta haloo Naxriisto, Qof waliba wixii Awoodo haku Caawiyo deriskiisa, Agoonta iyo danye...
20/02/2026

Afur wngsan Saaxibiyaal, masaakiinta haloo Naxriisto, Qof waliba wixii Awoodo haku Caawiyo deriskiisa, Agoonta iyo danyerta.

RAJO Charity Foundation مؤسسة الرجاء الخيرية

Address

Horsed
Baydhabo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rajo Charity Foundation مؤسسة الرجاء الخيرية posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share