16/06/2026
RAJO CHARITY FOUNDATION
Hambalyo Sannadka Cusub ee Hijriga 1448! 🌙
Maamulka iyo Shaqaalaha Rajo Charity Foundation waxay dhammaan ummadda Islaamka, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed, ugu hambalyeynayaan munaasabadda qiimaha badan ee Curashada Sannadka Cusub ee Hijriga 1448.
Waxaan Alle SWT ka baryeynaa inuu sannadkan cusub ka dhigo sannad nabad, barwaaqo, caafimaad, midnimo iyo horumar u horseeda dhammaan bulshada Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Muslimiinta.
Sanad Wanaagsan – 1448 Hijriya "كل عام وأنتم بخير"
📧 [email protected]
🌐 www.rajocharity.org�
📞 0610614963400
📍 Baidoa, Somalia
RAJO CHARITY FOUNDATION Serving Humanity with Hope & Compassion 💙💚