Madasha Codka dhalanyarada

Madasha Codka dhalanyarada Codkeena waa mustaqbalkeena

MAXAA KA SUGAYNAA GUDA Madasha Codka  dhalanyarada ? JAWAABTA SU'AASHAN KA BOGO:-
03/06/2026

MAXAA KA SUGAYNAA GUDA Madasha Codka dhalanyarada ?

JAWAABTA SU'AASHAN KA BOGO:-

🎯 Ujeedooyinka Madasha1. ​Awood-siinta Garaadka Dhalinyarada: In dhalinyarada la siiyo agabka iyo aqoonta ay ku noqon ka...
02/06/2026

🎯 Ujeedooyinka Madasha

1. ​Awood-siinta Garaadka Dhalinyarada: In dhalinyarada la siiyo agabka iyo aqoonta ay ku noqon karaan hoggaamiyayaal saameyn leh.

2. ​Abuurista Madal Wada-hadal: In la helo jawi badbaado leh oo ay dhalinyaradu ku cabbiri karaan ra'yigooda, kuna falanqayn karaan arrimaha masiiriga ah.

3. ​Hogaamin Cilmiyeed: In dhalinyarada lagu hantiyo jidka cilmiga iyo doodaha dhaxal-galka ah si loo abuuro jiil aamminsan in "Codkeenna Waa Mustaqbalkeenna.

Ujeedadeenu waa:- "Codkeenna waa mustaqbalkeena" 💯

Address

Baydhabo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madasha Codka dhalanyarada posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share