Mataay Youth Development Asociation- MYDA

Mataay Youth Development Asociation- MYDA Mataay Youth Development Association-(MYDA) is a non-profit association working for the wellbeing of the vulnerable community.

It operates in the southern state of Somalia; the main office is located in Baidoa district.

Successfully conducted a GBV awareness training, empowering women to speak up, stay safe and support each other.
31/03/2026

Successfully conducted a GBV awareness training, empowering women to speak up, stay safe and support each other.

CIID MUBAARAK 🌙✨Maamulka iyo xubnaha Mataay youth Development association MYDA waxay hambalyo diiran u dirayaan dhammaan...
29/03/2025

CIID MUBAARAK 🌙✨

Maamulka iyo xubnaha Mataay youth Development association MYDA waxay hambalyo diiran u dirayaan dhammaan bulshada Muslimiinta ah, gaar ahaan Bulsha Weynta Soomaaliyeed iyo dhalinyarada, munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fitriga.

Waxaan Alle ka baryaynaa inuu inaga aqbalo soonkeennii, cibaadadeennii, iyo ducadeennii. Alle Ciidani ha nooga dhigo mid kheyr, nabad, iyo barako inoogu soo hoyata. Allah ha idinku gallado farxad, caafimaad, iyo guul waarta.

Ciid Mubaarak! Ciid Wanaagsan!

Hamablyo Hambalyo,         oo Loomagacaawey Wasiirka Qorsheynta Dowlad Goboledka KGS.
03/02/2025

Hamablyo Hambalyo, oo Loomagacaawey Wasiirka Qorsheynta Dowlad Goboledka KGS.

*25th_jan_2025MYDA Baydhabo* Waxaa inoo suuragalay  Labadii Beri ee laso dhaafay kulamo isdaba joogah, kuwaa oo ay Xuban...
25/01/2025

*25th_jan_2025
MYDA Baydhabo*

Waxaa inoo suuragalay Labadii Beri ee laso dhaafay kulamo isdaba joogah, kuwaa oo ay Xubanaha ururka MYDA uga hadleen arimo quseeya Hab_maamulka cusub iyo U adeegida Bulshasha uu matalo ururka oo ay isla meeldhigeen wixi horumar ah laga sameyey dhanka iyo Dib u habeyntii ururka dhexdiisa aheyd, Qodobada ay Xubanaha ururka isla_meeldhigeen waxaa ka mid ah;

1_Arimaha Horumarinta Bulshada tabaaleysan iyo sidii loo wajihi lahaa caqabaha ku geedaaman sidii loo xalin laha

2_Arimaha Qaab_dhismeedka cusub ee uu Ururka iyo Qorsha Howleydka cusub uu degsasay sanadkan 2025

3_Waxaana la fariisanay waxgaradka quseyso Arimaha ururka MYDA.

Mahadsanidiin
Wabillahi towfiiq

_Media and Communication Department_

Hambalyo Hambalyo Waxan halka ku bogadineynaa Ururka midnimada dhalinta Dooy- Oo ay maalinkii shaley tarkh. 17-01-2025 D...
18/01/2025

Hambalyo Hambalyo Waxan halka ku bogadineynaa Ururka midnimada dhalinta Dooy- Oo ay maalinkii shaley tarkh. 17-01-2025 Doorasho Huffan ku qabsadeen Magaalada Muqdisho, waxana La'garab taaganhay Dadaalada faraha badan ay ku Bixineyaan Horumarka Deeganka iyo daska

Allah yaraxmo: waxaan Halkan Tacsi tiiraanyo Leh udireynaa Eheladii iyo Umadii uu ku geeriyooday Adeer keyna           o...
07/01/2025

Allah yaraxmo: waxaan Halkan Tacsi tiiraanyo Leh udireynaa Eheladii iyo Umadii uu ku geeriyooday Adeer keyna oo maanta lagu aasay degmada

PART: 3
28/12/2024

PART: 3

Part 2:  Xafladii Maanta ee Ururka MYDA
27/12/2024

Part 2: Xafladii Maanta ee Ururka MYDA

Waxaa maanta Alle Mahadii Ah sida quruxda. Badan ay inooga soo dhamaatay, Doorashadii Ururka MYDA 2025. Taasoo ay aheyd ...
27/12/2024

Waxaa maanta Alle Mahadii Ah sida quruxda. Badan ay inooga soo dhamaatay, Doorashadii Ururka MYDA 2025. Taasoo ay aheyd Doorashadii 7aad ee uu Ururku ku qabsado Magaalada Baydhabo sanad kasta oo ay Goobjooga yaal uyihiin dhamaan Xubnaha ururka iyo Marti sharafta sida; Xilibaanada, Odayaasha, Habalaha, Waxgaradka deeganka, iyo dhalinyerada kale ooo ku sugan magaalada.
Congratulation walaheena Kala ah Adyn Abdi Ali iyo Abdirashiid Bookey Mudey oo loo doortay inay na Hogaamiyaan sanadka cusub 2025

Gudoomiyaha Iyo Gudoomiya Ku xigeenka Ururka MYDA 2025 Aden Abdi Ali (Aden waaqow/Abdirashid Bokey Mudey)
27/12/2024

Gudoomiyaha Iyo Gudoomiya Ku xigeenka Ururka MYDA 2025 Aden Abdi Ali (Aden waaqow/Abdirashid Bokey Mudey)

Hambalyo Hambalyo Gudoomiyaha Urur MYDA 2025 Aden Abdi Ali (Waaqow)
27/12/2024

Hambalyo Hambalyo Gudoomiyaha Urur MYDA 2025 Aden Abdi Ali (Waaqow)

Address

Baydhabo

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
17:00 - 00:00
Tuesday 09:00 - 17:00
17:00 - 00:00
Wednesday 09:00 - 17:00
17:00 - 00:00
Thursday 09:00 - 17:00
17:00 - 00:00
Saturday 09:00 - 17:00
17:00 - 00:00
Sunday 09:00 - 17:00
17:00 - 00:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mataay Youth Development Asociation- MYDA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share