14/01/2022
14/1/2022
Waa Kulan isugu jirey qado sharaf, soo dhaweyn iyo is wareysi oo maanta midowga yaak qeebtiisa gobalka banaadir kuqabsoomey kulankaas
oo lagu soo dhaweynaayey Mohamed Abullahi Hassan, Gudoomiyaha wuxuu umahadcileyey sida sharafta leh ee loo soo dhaweeyey, wuxuuna kula dardaaramey ushaqeynta Bulshada.
Mahadsanidiin