Haween Development Youth Organization HDYO

Haween  Development Youth Organization  HDYO Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Haween Development Youth Organization HDYO, Community Organization, War Hawen, Bay.

إنا لله وإنا إليه راجعون Waxa Maanta Deegaanka Haween  kugeeriyoodey alle ha unaxriistee Al waalid Madey Aliyow Maluuk. ...
15/07/2026

إنا لله وإنا إليه راجعون
Waxa Maanta Deegaanka Haween kugeeriyoodey alle ha unaxriistee Al waalid Madey Aliyow Maluuk.

Waxaan alle uga baryeynaa inuu qabrigiisa uwaasicyo , kitaabkiisana gacanta midigta ah kasiiyo

Waxaa kaloo tacziyada iyo tiiraanyada laqeybsaneynaa Dhammaan eheladii iyo asxaabtii kageeriyoodey Al waalid Maxamed Ali maluuk
Siggaar ah gadoomiye Mustafa Mohamed Ali.
Waxaanu leenahay Aabe allah unaxriisto, anakana gadaashiis allah nama fidneeyo.

Hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo Salma Adan Tuurane
10/07/2026

Hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo
Salma Adan Tuurane

Reer Haween ninkan yaa garanaayo
06/07/2026

Reer Haween ninkan yaa garanaayo

05/07/2026

Reer baagey horgoylow
Midowga Dhalinyerada Baagey Horgoylow

26/06/2026
🌱 “Deegaanku ma aha hanti aan ka dhaxalnay awoowayaasheen, waa amaano aan ka amaahanay carruurteena.”🌿 “Geed maanta la b...
06/06/2026

🌱 “Deegaanku ma aha hanti aan ka dhaxalnay awoowayaasheen, waa amaano aan ka amaahanay carruurteena.”
🌿 “Geed maanta la beeraa waa neef cusub oo berri la neefsan doono.”
🌍 “Ilaalinta deegaanka waa ilaalinta nolosha; marka dhulku caafimaad qabo, dadkuna caafimaad bay qabaan.”
♻️ “Qof walba oo deegaanka dhowra wuxuu qayb ka yahay badbaadinta dunida.”
ENG Suleyman Sh Abdullahi Ibraahim

5 June 2026
05/06/2026

5 June 2026

04/06/2026

Muktaar Sheekh Abdullahi Ali
Waa mid kamid ah dhalanyarada deegaanka haween, waxaa uuna kamid yahay ardeyda Sanadkan gali doonto imtixaanka dowlada.

Address

War Hawen
Bay

Telephone

+252611421270

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haween Development Youth Organization HDYO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share