26/04/2025
Midowga dhalinyarada beesha 5Gamaas waxay hal kan
Hambalyo ugu dirayaan hogaanka dhalinyarada
Beeesha luwaay Ee gobolka banaadir sida
Demoqoraadida ah ugu tartamen dhamantiin waxaad mujisen biseyl siyasaded wana arin wanaagsan
Oo kudeyasho mudan wa arin cajib ah
Waxana si gaar ah ugu mahad celinayaan dhamaan howl wadeenada kasoo shaqeyeysey howshan quruxda badan iyo musharaxiinta iyo inta ka soo qayb gashay xaflada
waxay kalo si mug iyo miisaan leh ugu mahad celinayaan gudoomiyihii h**e mr Ibraahim Boorow oo lawada ogyahay shaqadii uu kasoo qabtay dhalinyarada dhaxdeeda si gaar ah
Rer Mogadishu si hufan in mudo ah ugu so shaqeyey dhalinyarada
Waxaanu leyahy masuuliyadii ayaa kaa waregatay mooye hoshii tolka wa sideedi waxaanu rajaynayna inaad la shaqeyn doonto wallkaga oo kaaga dabeyo hoganka dhalanyarada waxana thay qof hol kar ah waxana ku rajaynaynaa mid tan ka sareysa i.a
Ugu danbeyn waxaanu hal kan Hambalyo iyo bogaadin uga diraynaa gudoomiyaha cusub Ee dhalinyarada
Ee beesha luway waxanu leenahay xilka rabbi hakugu asturo mida xigta hoshani wa hol adag waxaadna arki dontaa aqabado tira bel ah koxyo adan garanaynin halka ay ka socdan iyo halka ay u socdan malmo kadib waxa bilaban donaa kuwo kula janqadayo kuwo rabshado wado lkn intaas o dhan waxad u ga bixi kartaa Deganan iyo dacad nimo iyo fakir salm ah o cadiifad laheyn iyo dul qad an tiro lahayn intaas hadi ad sameyso aqabad kasta wad ka gudbaysaa I.a inti holahan kaga horaysana lana tasho hana ka tagin hakuna fuganin
Xumana ma ahan siyasada ayaa sidaa ah
Mahadsanadiin tolka banaadir ising le'🙏