04/03/2024
□ Maxa Lagaa Qariyey Oo Ka Dhacay Baraawe 👀 ?
Taliye Xigeenka Ciidamada Booliiska Gaarka ah Ee Degmada L.X/le Karkaar Barre Nuur ayaa loogu yeeray Saldhiga Booliiska
Durbadii uu yimid waxa canaan gacan qaad ah kula kacay taliyaha booliiska degmada, ilaa heer lawadiisa daan ay ka gaduuteen, siduu dharbaaxo uugu wadey.
Intaa looguma simin Ee waxa lagu amrey inuu is xiro, iminkane waa xabsi guri oo xur maahan !
FG. warqada bedelaada Nuur_Karkaar is Coming Soon. 👀