Women Hope foundation

Women Hope foundation Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Women Hope foundation, Nonprofit Organization, Banaadir.

In la dhiso bulsho Soomaaliyeed oo ay haweenku ka qaybqaataan goโ€™aan qaadashada, ay ka madax bannaan yihiin tacaddiyada, isla markaana ay helaan awood dhaqaale, nololeed, iyo fursado barbaarineed oo siman.

๐Ÿ“ข FURSAD MUHIIM AHWomen Hope Foundation waxay ku wargelinaysaa dhammaan xubnaheeda inay ka qaybqaataan munaasabaddan qii...
25/08/2026

๐Ÿ“ข FURSAD MUHIIM AH

Women Hope Foundation waxay ku wargelinaysaa dhammaan xubnaheeda inay ka qaybqaataan munaasabaddan qiimaha leh:

โ€œReputation is Currency: Narrative, Diplomacy, and the Making of Somaliaโ€™s Future.โ€

๐Ÿ“… Khamiis, 27 Agoosto 2026
โฐ 3:00 PM
๐Ÿ“ Sharif Salah Theater โ€“ Somali National University

๐ŸŽค Soo-jeediye: Amb. Hodan Osman Abdi

Si aad uga qaybgasho, fadlan buuxi foomka diiwaangelinta:

https://eventos.so/join-event/DfncwS1787551248

Fiiro gaar ah: Marka aad foomka buuxinayso, qaybta Institute/Organization ku qor Women Hope Foundation.

Tani waxay noo fududaynaysaa inaan si cad u aqoonsanno xubnaha Women Hope Foundation ee ka qaybgalaya munaasabadda.

Aan si wadajir ah uga faaโ€™iidaysanno fursaddan aqooneed. ๐Ÿค

Women Hope foundation

22/08/2026







#2026

22/08/2026
 #๐’๐š๐ฐ๐ข๐ซ๐จ: ๐๐€๐˜๐๐“๐€ ๐’๐‡๐€๐‡๐€๐€๐ƒ๐Ž ๐๐ˆ๐—๐ˆ๐๐“๐€.Women Hope Foundation waxay si gaar ah ugu mahadcelinaysaa dhammaan sponsoradii iyo ba...
21/08/2026

#๐’๐š๐ฐ๐ข๐ซ๐จ: ๐๐€๐˜๐๐“๐€ ๐’๐‡๐€๐‡๐€๐€๐ƒ๐Ž ๐๐ˆ๐—๐ˆ๐๐“๐€.

Women Hope Foundation waxay si gaar ah ugu mahadcelinaysaa dhammaan sponsoradii iyo bahwadaagtii door muhiimka ah ka qaatay qabsoomidda Somali Women Innovation Conference 2026.

Waxaan si qoto dheer u bogaadinaynaa taageeradooda, dadaalkooda iyo garab istaaggooda ku aaddan hirgelinta shirkan, oo xoojinaya hal-abuurka, kartida iyo doorka haweenka Soomaaliyeed.

Mahadcelin gaar ah waxaan u jeedinaynaa Birmad Media, oo iyaduna kaalin muhiim ah ka qaadatay qabsoomidda iyo baahinta shirka, iyadoo door muuqda ka qaadatay in fariinta iyo guulaha shirka ay gaaraan bulshada Soomaaliyeed.

Women Hope Foundation waxay idin leedahay: Mahadsanidiin, garabkiinna iyo taageeradiinnuna waa mid aan si weyn u qadarinayno.
SomaliWomenInnovationConference2026.

๐‡๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐จ๐ฐ๐ฅ๐ค๐š ๐ฃ๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐š ๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐š๐๐š ๐ฌ๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐Cawa waxa ay eheed habeen taariikhi ah oo howlka jamacada umadda soomaal...
21/08/2026

๐‡๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐จ๐ฐ๐ฅ๐ค๐š ๐ฃ๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐š ๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐š๐๐š ๐ฌ๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐

Cawa waxa ay eheed habeen taariikhi ah oo howlka jamacada umadda soomaaliyeed dhaxal siiyay in uu isku keeno in kabadan 1,000 hawen soomaaliyeed oo door muhiim ah ku dhaxleh dowlada,iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Bandhigga waxaa soo agaasimayay women hope foundation iyadoo ujeedka uu ahaa in la,isku keeno haweenka hal-abuurka leh.

๐‡๐š๐๐š๐ฅ-๐ฃ๐ž๐ž๐๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ก๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ง.Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay Shirweynaha Hal-abuurka Haweenka Soomaaliyeed...
21/08/2026

๐‡๐š๐๐š๐ฅ-๐ฃ๐ž๐ž๐๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ก๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ง.

Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay Shirweynaha Hal-abuurka Haweenka Soomaaliyeed 2026, oo ay kasoo qayb galeen qaar kamid ah madaxda dowladda, aqoonyahanno, haweenka hal-abuurka leh iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed.

Ka-qaybgalayaashu waxay si weyn u bogaadiyeen dadaalka iyo doorka haweenka Soomaaliyeed ee hal-abuurka, horumarinta bulshada iyo dhismaha mustaqbalka dalk

Shirweynahan wuxuu ahaa fursad muhiim ah oo lagu soo bandhigay kartida, fikradaha iyo hal-abuurka haweenka Soomaaliyeed, iyadoo la xoojinayo isku-xirka, iskaashiga iyo dhiirrigelinta jiilka cusub.

Hambalyo iyo bogaadin ayaa loo dirayaa dhammaan haweenkii hal-abuurka ahaa ee ka qayb qaatay bandhiggan, iyo sidoo kale hayโ€™adihii iyo shaqsiyaadkii suurageliyay qabsoomidda munaasabaddan qiimaha badan.

Shirweynahan wuxuu mar kale caddeeyay in haweenka Soomaaliyeed ay yihiin tiir muhiim u ah horumarka, hal-abuurka iyo mustaqbalka Soomaaliya. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

๐’๐š๐ฐ๐ข๐ซ๐จ ๐๐š๐ฒ๐›๐ญ๐š ๐Ÿ”๐š๐š๐ : ๐๐€๐๐ƒ๐‡๐ˆ๐†๐†๐€ ๐‡๐€๐‹-๐€๐๐”๐”๐‘๐Š๐€ ๐‡๐€๐–๐„๐„๐๐Š๐€ ๐’๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐˜๐„๐„๐ƒMagaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay Bandhigga Hal-abuur...
21/08/2026

๐’๐š๐ฐ๐ข๐ซ๐จ ๐๐š๐ฒ๐›๐ญ๐š ๐Ÿ”๐š๐š๐ : ๐๐€๐๐ƒ๐‡๐ˆ๐†๐†๐€ ๐‡๐€๐‹-๐€๐๐”๐”๐‘๐Š๐€ ๐‡๐€๐–๐„๐„๐๐Š๐€ ๐’๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐˜๐„๐„๐ƒ

Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay Bandhigga Hal-abuurka Haweenka Soomaaliyeed, oo ay soo qabanqaabisay Women Hope Foundation, laguna qabtay xarunta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

Bandhiggu wuxuu diiradda saaray xoojinta hal-abuurka, kartida iyo doorka haweenka Soomaaliyeed, iyadoo ay kasoo qayb galeen siyaasiyiin, aqoonyahanno, dhallinyaro iyo qaybaha kala duwan ee haweenka Soomaaliyeed.

Munaasabaddan waxay ahayd madal lagu dhiirrigelinayo hal-abuurka, wada-shaqeynta iyo horumarinta haweenka Soomaaliyeed.


Birmad Production

๐’๐š๐ฐ๐ข๐ซ๐จ ๐๐š๐ฒ๐›๐ญ๐š ๐Ÿ“๐š๐š๐ : ๐๐€๐๐ƒ๐‡๐ˆ๐†๐†๐€ ๐‡๐€๐‹-๐€๐๐”๐”๐‘๐Š๐€ ๐‡๐€๐–๐„๐„๐๐Š๐€ ๐’๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐˜๐„๐„๐ƒMagaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay Bandhigga Hal-abuur...
21/08/2026

๐’๐š๐ฐ๐ข๐ซ๐จ ๐๐š๐ฒ๐›๐ญ๐š ๐Ÿ“๐š๐š๐ : ๐๐€๐๐ƒ๐‡๐ˆ๐†๐†๐€ ๐‡๐€๐‹-๐€๐๐”๐”๐‘๐Š๐€ ๐‡๐€๐–๐„๐„๐๐Š๐€ ๐’๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐˜๐„๐„๐ƒ

Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay Bandhigga Hal-abuurka Haweenka Soomaaliyeed, oo ay soo qabanqaabisay Women Hope Foundation, laguna qabtay xarunta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

Bandhiggu wuxuu diiradda saaray xoojinta hal-abuurka, kartida iyo doorka haweenka Soomaaliyeed, iyadoo ay kasoo qayb galeen siyaasiyiin, aqoonyahanno, dhallinyaro iyo qaybaha kala duwan ee haweenka Soomaaliyeed.

Munaasabaddan waxay ahayd madal lagu dhiirrigelinayo hal-abuurka, wada-shaqeynta iyo horumarinta haweenka Soomaaliyeed.


Birmad Production

๐’๐š๐ฐ๐ข๐ซ๐จ ๐ช๐š๐ฒ๐›๐ญ๐š 3๐š๐š๐: ๐๐€๐๐ƒ๐‡๐ˆ๐†๐†๐€ ๐‡๐€๐‹-๐€๐๐”๐”๐‘๐Š๐€ ๐‡๐€๐–๐„๐„๐๐Š๐€ ๐’๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐˜๐„๐„๐ƒMagaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay Bandhigga Hal-abuurk...
21/08/2026

๐’๐š๐ฐ๐ข๐ซ๐จ ๐ช๐š๐ฒ๐›๐ญ๐š 3๐š๐š๐: ๐๐€๐๐ƒ๐‡๐ˆ๐†๐†๐€ ๐‡๐€๐‹-๐€๐๐”๐”๐‘๐Š๐€ ๐‡๐€๐–๐„๐„๐๐Š๐€ ๐’๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐˜๐„๐„๐ƒ

Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay Bandhigga Hal-abuurka Haweenka Soomaaliyeed, oo ay soo qabanqaabisay Women Hope Foundation, laguna qabtay xarunta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

Bandhiggu wuxuu diiradda saaray xoojinta hal-abuurka, kartida iyo doorka haweenka Soomaaliyeed, iyadoo ay kasoo qayb galeen siyaasiyiin, aqoonyahanno, dhallinyaro iyo qaybaha kala duwan ee haweenka Soomaaliyeed.

Munaasabaddan waxay ahayd madal lagu dhiirrigelinayo hal-abuurka, wada-shaqeynta iyo horumarinta haweenka Soomaaliyeed.


Birmad Production

Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelinaynaa Marwo Sucad Cabdullaahi Galow, Guddoomiyaha Guddiga Olombikada Qaranka Soo...
21/08/2026

Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelinaynaa Marwo Sucad Cabdullaahi Galow, Guddoomiyaha Guddiga Olombikada Qaranka Soomaaliyeed, iyo Col. Hamdi Hassan Mohamud, Taliyaha Nabad Sugidda Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, sida sharafta iyo taageerada buuxda ee ay inookuu muujiyeen barnaamijkeenna.

Joogitaankooda, garab istaaggooda iyo taageeradooda waxay noo tahay dhiirrigelin weyn iyo sharaf gaar ah.

Mahadsanidiin garab istaaggiinna iyo kalgacalka aad u muujiseen barnaamijkeenna. โค๏ธ๐Ÿ™

Waxaan idinka rajaynaynaa taageero iyo wada-shaqayn sii socota.

Mahadsanidiin dhammaantiin.

Address

Banaadir

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Women Hope foundation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share