Hp//wwwmarereyedu/com

Hp//wwwmarereyedu/com MAREEREY I am hassan ibrahim sabdoow ilive in Africa ineed to help me to update my page i wish to reach highest present in my page

Permanently closed.
18/03/2025

Soo dhaweey ciida soomaaliya

18/03/2025
11/03/2025

Asc Ramadaan Mubarak waxaan away mubaadin jooga wadankiisa ueysta waxeyna Heysan Dunida inteeda kale waxaan kunoolahay tuulo kutaala G/house kana magacween 80ka tuulo ee Gobolka waxaan heystaa barwaaqada idin muuqata allah mahadda leh
Ee majeclaan laheen in and tanto tuuladaas fadlan.raac beejka
Oo kucodeey
Haa
Maya

11/03/2025

Page laga leeyahay İsraa'iil oo Twitter (X) ayaa lagu soo qoray siddatani;

Waxaa aad u sareysa khatarta weerarro argagixiso oo baahsan in ay Soomaaliya ka dhacaan.

Xaruunta Xalane & Goobaha ganacsiga suuqyada ayaa la beegsan karaa.
__________

Gobolka Soomaalida ee Itoobiya khatarta in la weerari karo ah ayaa aad u sareysa (bartilmaameedyadu Waa xarruumaha maxalliga ah & laamaha amniga).
__________

Waxaa aad u sareysa Khatarta weerarro in ay ka dhacaan Kenya gaar ahaan (Galbeedka Lamu & Mandera).

---------------
Su'aashu waxaa ay tahay ''Yaa usoo sheegay İsraa'iil, Mise waxaa ay ka qiyaas qaadanayaan Bil ramadaan ayaa lagu jiraa laazim wax uun way dhacayaan goobahani ayaa suuragal ah khiyaas mala awaal oo kale ah miyaa lama oga''.

Address

Xalane Street
Banaadir

Telephone

+252615689594

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hp//wwwmarereyedu/com posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Hp//wwwmarereyedu/com:

Share