22/12/2023
Dastuurka ansaxintiisa waxaa iska leh umaadda soomaaliyeed dhammaantood, taas macnaheedu waa waxaa weye Afti-dadweyne. oo dadka soomaaliyeed in ay anasxiyaan, afti ama laalaan oo diidaan Baarlamaanka 4.5 federalism cid dooratey oo u codeysay ma jirto waa xook lagu soo dhisay Xeradda Xalane, mana laha sharciayd buuxda oo dadka soomaaliyeed kula xisaabtami karto. Marka dadka yaan la min! Madaxweyna soomaaliya waxaa doortey dad teendho ku jira oo lagu sheegey in ay matalaan umadda soomaaliyeed hase ahaatee aan la ogeyn meeshii loogu codeyey oo dadka soomaaliyeed ay ku doorteen!
MW Xasan Sheekh"Dastuurka Dib u eegistiisa iyo Dhameystirkiisa Baarlamaanka oo shacabka matala ayaa masuul ka ah laakiin looma dhama lama qaadankaro"