BIT Academy

BIT Academy Bit Academy

20/06/2026
Shaqo-barashadii (Internship) waxa ka hadhay  maalin keliya. Fadlan, ka faa'iidayso fursaddan oo h**e u gaadh; Si aad u ...
19/06/2026

Shaqo-barashadii (Internship) waxa ka hadhay maalin keliya. Fadlan, ka faa'iidayso fursaddan oo h**e u gaadh; Si aad u buuxisid shuruudaha lagaa rabo, fadlan booqo xaruunta Bit Academy.
📍 Goobta: Burco, sii jeedka xaruunta korontada ee HECO
☎️ Telephone: 63 8679602

Halkan iska diiwaangali: https://forms.gle/K3kTDRtAjrpmRR3V9

Shaqo-barashadii (Internship) waxa ka hadhay 3 maalmood oo keliya. Fadlan, ka faa'iidayso fursaddan oo h**e u gaadh; Si ...
18/06/2026

Shaqo-barashadii (Internship) waxa ka hadhay 3 maalmood oo keliya. Fadlan, ka faa'iidayso fursaddan oo h**e u gaadh; Si aad u buuxisid shuruudaha lagaa rabo, fadlan booqo xaruunta Bit Academy.

17/06/2026

Ka faa'idaysa fursaddan qaaliga ah ee muddo gaaban 50 arday lagu tabobaraayo xirfadda Graphic Designs.Inta uu kooraskani...
11/06/2026

Ka faa'idaysa fursaddan qaaliga ah ee muddo gaaban 50 arday lagu tabobaraayo xirfadda Graphic Designs.

Inta uu kooraskani socdo, waxaa la baran doonaa softwares kala duwan, kuwaas oo lagu adeegsado naqshadaynta. Sidoo kale, waxaa la baran doonaa sida loo isticmaalo Artificial Intelligence (AI) si loogu diyaariyo naqshadaha casriga ah.

📝 Isdiiwaangeli hadda:
https://forms.gle/K3kTDRtAjrpmRR3V9

📢 Bit Academy waxay bilaabaysaa kooras cusub oo lagu baranayo asaasiyaadka computer-ka. Hadda is-diiwaangali oo bilaw ha...
11/06/2026

📢 Bit Academy waxay bilaabaysaa kooras cusub oo lagu baranayo asaasiyaadka computer-ka. Hadda is-diiwaangali oo bilaw hayaanka waxbarashada digital-ka ah.

🎉🏆 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐡𝐦𝐚𝐧 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐚 ayaa ku guulaystay 🎁 qori-tuurkii loo sameeyay jawaabaha saxda ah! Hambalyo! 🌟📢 Fadlan, kaalay xafii...
08/06/2026

🎉🏆 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐡𝐦𝐚𝐧 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐚 ayaa ku guulaystay 🎁 qori-tuurkii loo sameeyay jawaabaha saxda ah! Hambalyo! 🌟

📢 Fadlan, kaalay xafiiska maamulka Bit Academy si aad u qaadato abaal-marintaada.

Address

Near Maajid Madina , Turn Away From Head Office Of HECO Electricity
Khartoum

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BIT Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to BIT Academy:

Share