Galad Abdi Galbed

Galad Abdi Galbed increase daily goals �

16/02/2026

Gabar iyo madaxweynaheeda

09/02/2026

09/02/2026

Beri maxaa nogu khudbay doontaan?

07/02/2026

Xildhibaanada lacagta ay firinbi ku gadayaan may siiyaan dad abaartu haysto. Sharaf iyo ajar waxuu inkugu jiraa inaad dadkiina u gurmataan

07/02/2026

Sidaan xal miyaa 🤔

07/02/2026
07/02/2026

Meel kaste ka muuqo waa lagu sharaf beelaa Abdirahman Abdishakur Warsame maxay tahy sharafta ugu jirta in askar saas u riixriixdo sidii qof baahan oo cunto laga horaaa Sharif Sheikh Ahmed is kuma quuro inuu sidaan sameeyo balse daaha gadaashiisa ayuu wax ka maamulaa 🤔

06/02/2026

Naagtii waalneed xalimo sacdiyo😁🤣🤣

05/02/2026

Reer baydhabo nabadii ay haysteen alle ha u soo celiyo .
Dagaal xal maahan👇

03/02/2026

Waxaan layaabahay ninka ciidanka somaliyeed cadow u arko oo ciidan kale u soo wadanaa oo caasimadii u arko goob cadow. Hadana rabo inuu somaliya hogaamiyo siday isku qaadan kartaa ku aamin maa ku aamin maa ayay leedahay

Address

Nairobi
00100

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galad Abdi Galbed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share