مؤسسة الأحفظ للإقراء والدراسات القرآنية

  • Home
  • Kenya
  • Nairobi
  • مؤسسة الأحفظ للإقراء والدراسات القرآنية

مؤسسة الأحفظ للإقراء والدراسات القرآنية رسالة المؤسسة
إيجاد جيل مبدع ومتميز خلقيا وعلميا وملتزم بدينه من خلال توفير مدرسين مؤهلين أكاديميا وشرعيا . القرآن يشفع لصاحبه يوم القيامة

17/03/2026
Ilaahay fadligisa bishan barakaysan ee   inaan duubno   kariimka 114tiisa inta lagu gudi jiro bishan hadi ilahay uu tira...
24/02/2026

Ilaahay fadligisa bishan barakaysan ee inaan duubno kariimka 114tiisa inta lagu gudi jiro bishan hadi ilahay uu tirahdo waxana sitos ah ugala socon dontaan channel ka aan ku lenahay youtube ka , waxana uso duubi dona Juz juz insha allah , allah naga abal mariyo .
Wixi qaladaadyo ah aay ku aragtaan igu buraarujiya wllayaal

Enjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.

24/02/2026

Aamiin aamiin aamiin

22/02/2026

Ilaahayow wixi acmaal ah aan qabanayno dartaada iyo wajigaaga nooga dhig
اللهم لا سمعة ولا رياء فقط

22/02/2026

تعيد الذاكرة من جديد قبل قرابة ثلاث سنوات تم تسجيل هذا الصوت من قبل أحد طلابي المتميزين في ضاحية ( عيلشا ) كنت اصلي بالناس صلاة التراويح في مسجد رمضان

تلاوات رمضانية للقارئ أبو أشرف محمود المسلمي
22/02/2026

تلاوات رمضانية للقارئ أبو أشرف محمود المسلمي

Enjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.

21/02/2026

Ducadaan in badan ku ducayso kaga faidayso bisha ramadaan yey ku seegin

20/02/2026

Taxanaha Tilaawooyinka Quraanka karimka | Alqaari Mohamoud Almusalami
Waxan ka sii cudur daranaya in hadi wax qaladaadyo ah aad ku aragtaan igu soo buraarujiya waan saxaya insha allah | dambi dhaafna allah iwaydiya

20/02/2026

Wanaaji Akhlaaqdada aad allah ku bariyeyso | Raac shuruuda ay leedahay ducada Allah markad wax waydisanayso | Ha degdegin Ducada aad allah waydisanayso waa laga aqbalaya bisha Ramadaan fadligeda

20/02/2026

Wanaaji Akhlaaqdada aad allah ku bariyeyso | Raac shuruuda ay leedahay ducada Allah markad wax waydisanayso | Ha degdegin Ducada aad allah waydisanayso waa laga aqbalaya bisha Ramadaan fadligeda

12/02/2026


Xanunkasta kugu dhagan dhanka madaxa iyo caado wareerka daawadiisa waa kana

12/02/2026

Xanunkasta aad ka sheganayso daawadiisa waa tana ee clip ka dhamayso kadibna walalada kale la wadaag , lagayaaba qof xanunkisa xal u wayay inu ku caafimaado boqo channel ka youtube ka https://www.youtube.com/

Address

Nairobi

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مؤسسة الأحفظ للإقراء والدراسات القرآنية posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to مؤسسة الأحفظ للإقراء والدراسات القرآنية:

Share

مؤسسة الأحفظ الخيرية لتعليم القرآن الكريم وعلومه

أهداف برنامج المؤسسة :

١- إيجاد برنامج شامل ومتكامل ، ومميز لحفظ القرآن الكريم ، يمهد الطريق لمن أراد أن يحفظ القرآن بضبط وإتقان.

٢- تذييل كافة الصعوبات والمعوقات التي تحول دون حفظ المرء لكلام ربه عز وجل.

٣- أن يكون برنامج المؤسسة سببا في عودة كثير من المسلمين للاعتصام بكلام ربهم ؛ فينالون بذلك كل خير ، ويدفع عنهم كل سوء وشر.