15/10/2025
:-Hadda ogow hanaanka 4.5 -ka ee Beelaha oo loo qaybsaday Xildhibaanada Soomaaliya ku metelaya Baarlamaanka Bariga Afrika iyo sida Qabiiladu u kala heleen.
1- Ilhaan Ali Gasar. - Hayb ahaan waa Hawiye, Murursade.
2- Sahra Ali Hassan. - Hayb ahaan waa Hawiye, Digoodi.
3- Abdirahman Bashir Shariif. - Hayb ahaan waa Daarood, Abaskuul.
4- Faysal Abdi Rooble. - Hayb w ahaan waa Daarood, Geri-koombe.
5- Hussein Hassan Abdi. Hayb ahaan waa Raxanweyn, Ma'alweyne.
6- Abukar Mardaadi. - Hayb ahaan waa Digil, Garre.
7- Fahma Ahmed Nur. - Hayb ahaan waa Beesha Shanaad.
8- Abdisalan H.Omar Hadliye. Hayb ahaan Waa Dir, Gadabuursi.
9- Faadumo Abdullahi Maxamed - Hayb ahaan waa Dir, Surre
Wadar Guud.
9- Xildhibaan oo Soomaaliya ku metelaya Baarlamaanka Bariga Afrika.
2- Waa Dir ah.
2- Waa Hawiye ah.
2- Waa Daarood ah, labaduba waa Kablalax.
2- Digil & Mirifle ah.
1- Beesha Shanaad ah.
FG. K**a dhigna Qabyaalad ee waxay ka turjumaysaa inaad si fudud u fahamto metelaada beeshaadu ama deegaankaagu ka helay hanaanka beelaha ee lagu qaybsaday xubnaha Soomaaliya ku metelaya Baarlamaanka Bariga Afrika.
@