03/04/2026
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Walaalayal waxaa inoo jiri doonto Axadaan Muxadaradi Dumarka ee bil walbo axada u horeysa lagu qabani jiray Iskuulka Al Fajri Komarock.
Halaga faaiideysto, Hana la isgaarissyo.
جزاكم الله خيرا