Af-Maal Somali centre

Af-Maal Somali centre Af-Maal Somali center waa xarun ubadka soomaaliyeed lagu baro afkooda hooyo iyo dhaqankooda.

Xaruntu waxay kutaalaa magaalada Nairobi gaar ahaan Xaafada Eastleigh
8street
Opposite of day to day
Tansim shoping mall
5th floor
Whats app= +254799396323

19/04/2025
Xarunta barbaarinta ubadka soomaaliyeed ee Af-maal waxay ubadka soomaaliyeed usoo kordhisay Barashada Afkooda hooyo Fasa...
15/02/2025

Xarunta barbaarinta ubadka soomaaliyeed ee Af-maal waxay ubadka soomaaliyeed usoo kordhisay Barashada Afkooda hooyo
Fasaladu waxay kubixi doonaan online iyo physical ama offline intaba.
Hadaba waalid aynu ubadkeena barno afkooda iyo dhaqankooda wixii faah-faahin ah kala xiriir +254799396323

Address

8street Tansim Shopping Mall 5th Floor
Nairobi
254

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Af-Maal Somali centre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share