Jaaliyadda dawlad deegaanka Soomaalida ee Kenya

Jaaliyadda dawlad deegaanka Soomaalida ee Kenya jaaliyadda dawlad deegaanka Soomaalida ee Kenya

A discussion was held in Kenya to establish Ethiopian Somali Development Association.========================(April 2018...
09/04/2026

A discussion was held in Kenya to establish Ethiopian Somali Development Association.
========================
(April 2018 ጀ Nairobi) A discussion has been held with Somali community organization leaders living in Kenya to establish a development association.

There has been a wide discussion on the benefits of the development association. By completing the prerequisites, the Ethiopian Somali development association has reached an agreement to establish the association in Kenya.

The mission is to establish development associations and cooperate with development associations found in Kenya so that the diaspora community can participate in business, investment and tourism as well as other development works.

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Somalida Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa shir-guddoominayay kulan uu Xafiiska Qorshaynt...
26/02/2026

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Somalida Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa shir-guddoominayay kulan uu Xafiiska Qorshaynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha DDS kusoo jeediyay Qorshaha dardargelinta mashaariicda dhismaha rubuca 3-aad iyo rubuca 4-aad ee SM 2018 T.I.

Laanta Socdaalka Jinsiyadaha ee Itoobiya ayaa sheegtay iney laan cusub ka furtey magaalada Goday ee Deegaanka Soomaalida...
24/02/2026

Laanta Socdaalka Jinsiyadaha ee Itoobiya ayaa sheegtay iney laan cusub ka furtey magaalada Goday ee Deegaanka Soomaalida, Isla markaana waxaa macaamiisha la wargaliyay iney halkaas ka helayaan adeegyo ay kamid yihiin sida.

• Bixinta baasaboor cusub.
• Cusbooneysiinta baasaboorka.
• Dib usoo saarida baasaboor lumay.
• Badalida baasaboor burburay.
• Sixida maclumaadka baasaboorka.
• iyo adeegyo kale oo E-passport-ka.

𝗦𝗮𝘄𝗶𝗿𝗿𝗼 𝗤𝟭𝗮𝗮𝗱.Ganacsatada Magaalada Godeey ee Gobolka Shabeelle ee Dowlad Deegaanka Soomaalida oo Magaalada Nairobi Kula...
24/02/2026

𝗦𝗮𝘄𝗶𝗿𝗿𝗼 𝗤𝟭𝗮𝗮𝗱.
Ganacsatada Magaalada Godeey ee Gobolka Shabeelle ee Dowlad Deegaanka Soomaalida oo Magaalada Nairobi Kulan kula Yeeshay Jaaliyadda DDS ee Dalka Kenya.

Qaar kamid ah Ganacsatada waawayn ee Gobolka Shabeelle ee DDS oo Safar ku yimid Dalka Kenya ayaa Galabta Magaalada Nairobi kulan Af-fur ah Iyo Xogwarran ah kula yeeshay qaar kamid ah Bulshada Iyo Ganacsatada DDS kasoo jeedda ee Halkan ku dhaqaan.

Ganacsatadan ayaa waxay warbixino kala duwan oo Deegaanka Soomaalida Nabadgalyadiisa Iyo Fursadaha Maalgashi ee ka jira la xiriira siiyeen Jaaliyadda Iyo Dadkii Kulanka kasoo qayb galay, iyagoo dadka wax haysta iyo ganacsada Soomaaliyeed oo dhan ugu baaqay inay yimaadaan DDS oo ay ka Faa'iidaystaan Fursadaha Ganacsi ee ka jira Gobolka Soomaalida guud ahaan gaar ahaana Magaalada Godeey ee Xarunta Gobolka Shabeelle.

Sidoo kale dadkii kulanka kasoo qayb galay ayaa Su'aalo muhiim ah waydiiyay Ganacsadan oo iyaguna si waafi ah uga jawaabay su'aalahii la waydiiyay.

Hoos ka eeg Qaybta 1aad ee Sawiradda Kulanka.

24/02/2026
The Ethiopian-generational investment has been visited in Kenya.================Bilal tower which is the property of Eth...
16/02/2026

The Ethiopian-generational investment has been visited in Kenya.
================
Bilal tower which is the property of Ethiopian born Mr. Shemsedin Mohammed Siraj which is found in Nairobi county Isli city has been visited by colleagues of the Ethiopian embassy.

During his visit, the leader of the mission, his excellency Ambassador General Bacha Debele said that this investment shows the participation of the diaspora in cultural and economic and helps strengthen the social and economic relationship between the two countries. In addition, he expressed his gratitude for the warm welcome and visit by encouraging the investors to come back to their country and invest. Mr. Shemsedi also expressed his happiness for the mission to come to him and make sure that he will accept the invitation of investment by his excellency ambassador.

Ethiopians and Ethiopians living in Kenya are engaged in various businesses. Mr. Shemsedin Mohammed who has been living in Kenya for more than three decades and working in different business sectors is one of the patriotic diaspora members who are at the forefront of supporting the country.

According to the administrator of the building, Ethiopian born and the deputy chair of E. Somali community in Kenya Mr. Hassan Ibrahim, the Bilal tower was built and completed in one year and eight months. It is a 17 storey building with 100x50 square meters.

The building is built from the ground up to 6th and commercial from 7th to 17th for residential purposes; it is fully serviced. Inside it is a huge building where there is distribution of other materials including what is known as African cloth (in the language of the country "kitenge"), and it has its own mosque. Apart from helping to strengthen the relationship between the two countries, it is for many of the country. It has been seen that he created job opportunities for citizens and the diaspora.

31/01/2026

Xarunta dalxiska Shabellay DDS

Jigjiga
31/01/2026

Jigjiga

Hambalyo maalinka midnimada ee Deegaanka, January 23! Intii dadaalka soo galisay iyo ilaahii suurtagliyayba waanu mahdin...
25/01/2026

Hambalyo maalinka midnimada ee Deegaanka, January 23!

Intii dadaalka soo galisay iyo ilaahii suurtagliyayba waanu mahdinaynaa in DDS ay maanta haysato amni, ismaamul siyaasadeed oo madaxbanaan, calan, ciidan caasimad, xuquuqda shacabka oo xafidan, dhul
Iyo dhaqan la dhawray, xoriyad fikir iyo mid diin iyo horumar bilaw ah!

Wanaagu wuu sii socon doonaa oo waxaan ku kalsoonahay ilaahay, aqoonta, cududa shacabka iyo garaadka dabarka laga furay!

Madaxweyne Mustafe, 8 sano kadib, 5 qodob ayuu ku guulaystay: 1. Xasilinta deegaanka:Wuxuu ku guulaystay xasilinta deega...
25/01/2026

Madaxweyne Mustafe, 8 sano kadib, 5 qodob ayuu ku guulaystay:
1. Xasilinta deegaanka:
Wuxuu ku guulaystay xasilinta deegaanka. Waxa ugu weyn ee saldhig u ah dhammaan wanaagga deegaanka waa amniga, taasna waxaa lagu ammaanaa xukuumadda Madaxweyne Mustafe.
2. Xorriyadaha iyo is-dhexgalka bulshada:
Intii uu xukunka hayay Mudane Mustafe, waxaa hirgalay xorriyadda hadalka, tan dhaqanka, iyo dhaq-dhaqaaqa bulshada—gaar ahaan dhinaca ganacsiga iyo is-dhexgalka bulshada. Tani waa tallaabo wanaagsan oo ammaan u gaar ah xukuumadda Mustafe.
3. Horumarka iyo adeegyada bulshada:
Dhinaca horumarka iyo adeegyada bulshada, intii ay jirtay xukuumaddan waxaa wax laga qabtay arrimo badan. Inkastoo meelaha qaar iyo mashaariicaha qaar ay dhutin ku jireen, haddana horumar ballaadhan ayaa la gaadhay, adeegyada bulshadana wax badan ayaa iska beddelay.
4. Maamul ka madax-bannaan faragelinta:
Waxaa la helay maamul ka madax-bannaan faragelintii ciidanka iyo xukuumadda dhexe. Arrintan waxay ahayd caqabaddii ugu weyneyd ee madaxweyne kasta wajihi jiray, balse intii ay jirtay xukuumaddan, waxaa meesha ka baxay walaaqii iyo kala diridii joogtada ahayd.
5. Qaran-dhiska:
Madaxweyne Mustafe muddadii uu joogay wuxuu nooleeyay taariikhda deegaanka—midda halgamayaashii dhiigga iyo nafta u huray bulshadooda iyo Sidoo kale maalmaha astaanta qaran ah shacabka reer somali state.

5-ta qodob ee uu ka gaabiyayna waan soo wadaa."

Address

-1. 2827700, 36. 8209330
Nairobi

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 16:00
Sunday 09:00 - 12:00

Telephone

+254772799913

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jaaliyadda dawlad deegaanka Soomaalida ee Kenya posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Jaaliyadda dawlad deegaanka Soomaalida ee Kenya:

Share