JIDLE Community

JIDLE Community wixii tolka Dan u ah baa inoo Dan ah.

12/06/2026

Dadkeeygoow ina adeernimo yaanan qof lagudooranin,Qof dhameestiran majiro laakin qofbaa qofkale ka waxqabad badane madaxdeena aan wax qabad kudoorano

12/06/2026

Amaanta iyo Garab istaaga uu Mohamed Abdikheir bulshada Beesha Weytan uu kahelay bilaash kuma imaan.
Waa shacabkii oo u wada istaagay dib udoorashada xildhibaan Mohamed Abdikheir.

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when JIDLE Community posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share