Somali Eye

Somali Eye journalist Abdullahi's official page

19/05/2026
18/05/2026

Boorame oo laga taagay calankii buluuga ee somaliyed
Ayadoo ay meesha ka saareen calankii gumeysta Israeli laga keenay
Hambalyo

Waxan hambalyo udiraa maamulka waqooyi galbeed ee somalia Happy 18 may
18/05/2026

Waxan hambalyo udiraa maamulka waqooyi galbeed ee somalia
Happy 18 may

17/05/2026

Waa la isku bareeray
Tooxow vs xasan madaxweynihii h**e

17/05/2026

Waa xiligii kala guurka kk
Hala yaabin hadii la isku ruuqaansado

Ciyaar yahanka ugu wangaasn pl xili ciyaaredkanTaas run miyaa
17/05/2026

Ciyaar yahanka ugu wangaasn pl xili ciyaaredkan
Taas run miyaa

Mucaaradka kasoo jeeda xamar ayaa sagootiyey hogaamiyaha reer garowe Tan ayaa loo fasirtay in ay daremen in mucaaradka m...
17/05/2026

Mucaaradka kasoo jeeda xamar ayaa sagootiyey hogaamiyaha reer garowe
Tan ayaa loo fasirtay in ay daremen in mucaaradka muqdisho aysan heysan fursad ay madexweyne ku noqdaan markii la eego 4.5
Marka waa in Deni la dhisaa

Kadib wareysigii 3 hours ee fahad yasiin waxan ogaaday in siyaasada somalia ay thy dan iyo qiyaano lee Ma jirto  qof ka ...
17/05/2026

Kadib wareysigii 3 hours ee fahad yasiin waxan ogaaday in siyaasada somalia ay thy dan iyo qiyaano lee

Ma jirto qof ka shaqeynaya dan somaliyed

Scw Scw
17/05/2026

Scw
Scw

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Eye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share