10/02/2026
“In a complex world, informed decisions matter. GSI provides sharp analysis, strategic thinking, and trusted policy insights to strengthen national security and governance”.
“Xaaladaha sii adkaanaya ee adduunyada , go’aanno lagu gaaray xaqiiqoyin la ogyahay ayaa muhiim u ah. GSI waxay sameysaa cilmi baarisyo ku salaysan Xaqqiqada, falanqayn siyaasadeed oo qoto dheer, Faaqidaad ama taxliilin amni yo talooyin lagu kalsoonaan karo si loo xoojiyo amniga qaranka iyo dowlad-wanaagga”.