28/05/2026
DHALINYARADA SOOMAALIYEED
Xaalka dalka meel adag ayuu marayaa, waxaana loo baahan yahay midnimo, wacyi iyo in shacabka Soomaaliyeed ay si nabad ah uga qeyb qaataan badbaadinta qaranka.
Dhallinyarada Soomaaliyeed waa laf dhabarta dalka, waxaana saaran masuuliyad weyn oo ku aaddan ilaalinta nabadda, midnimada iyo mustaqbalka umadda. Soomaaliya waxay u baahan tahay dhalinyaro aqoon leh, isku duuban, kana shaqeysa horumarka iyo xasiloonida dalka. πΈπ΄