18/01/2022
Xalay waxaan kuroyaday arin aan layabay
Waxay ahayd 9/8/2022
Dorashada aya dhacday gobihi dorashada waa laga sodareeray
Codadkiina waala tiriyaay
nin kamid ah Dadkii katartamayay
Ward kamid ah degaanka Dadaab aya nalo shegay inuu xanuun sanyahay isbitalkana lola cararay Hadaan isbitalka galnayna waxan nalugu war galiyay inu ninku koma kujiro, Dadkii caano geeli ayeey la ordayaan ileen dhaqtarka aya yidhi caano hala cabsiiyo, kadib nin ay isxagaan bokanka aya bananka nogu sobaxay kadibna nagu wargaliyay ninku xalkiisu xun yahay kadib sunta jiirka ama dooliga markuu cabay hadaladiisa kuwi ogu dambeyayna waxay ahaayeen, xilna mahayi xolana mahayi Dadwaynaha waxan usheegaya qofka aysan doraneynin xola yeysan kadhameynin.
Hadaad ogtahay inadan samreynin oo aad sun cabayso iskajog fadlan shilimadkadana iska hayso.