Somali Community In Japan

その団体に問い合わせる

Somali Community In Japan Waa Page loo sameeyey isku xidhka Somalida ku nool japan iyo daafaha aduunka.

03/04/2026

انا لله وانا اليه راجعون

Anigoo ku hadlaya magaceyga iyo midka jaaliyadda soomaaliyeed ee Japan، waxaan tacsi tiiraanyo leh udireynaa ehelkii iyo asxaabtii ay ka baxday walaasheen Gudoomiyaheenii Qaali Xassan Caddow,

Alle ha u naxariisto dambigeedana ha dhaafo kitaabkeedana midigta alle haka siiyo,
Samir iyo iimaan alle haynaga wadasiiyo,

لله ما أعطى ولله ما أخذ، وكل شيء عنده بأجل مسمى،

اللَّهُمَّ إغْفِرْ لَها وإرْحمْها وعافِها وأعْفُ عنْهُا وَأَكرِمْ نزُلَها وَوسِّعْ مُدْخَلَهُا وإغْسِلْها بِالماء والثَّلْج والْبرَد ونَقِّها منَ الخَـطَايَا كما نَقَّيْتَ الثَّوب الأبْيَضَ من الدَّنَس وَأَبْدِلْهُا دارا خيراً مِنْ دَارِها وَأَهْلاً خَيّراً منْ أهْلِها وأدْخِلْها الجنَّةَ وَأَعِذْها منْ عَذَابِ القَبْر وَمِنْ عَذَابِ النَّار اللَّهُمَّ إنَّها الآن في ذِمَّتِك فَقِها فِتْنَة القَبْر وعَذَاب النَّار وَأَنْتَ أَهْلُ الوَفاء إنكَ أَنْتَ الغَفُور الرَّحيم

Congratulations on your graduation wall Mohamed
24/03/2026

Congratulations on your graduation wall Mohamed

住所

Yokohama, Kanagawa
242-0024

ウェブサイト

アラート

Somali Community In Japanが新しいニュースやキャンペーンを投稿したら、いち早くメールでお知らせします。メールアドレスが他の目的に使われることはなく、いつでも配信を停止できます。

その団体に問い合わせる

Somali Community In Japanにメッセージを送信:

ショートカット

共有する