Guddiga Mideynta Iyo Horumarinta Boqortooyada Silcis

  • Casa
  • Italia
  • Roma
  • Guddiga Mideynta Iyo Horumarinta Boqortooyada Silcis

Guddiga Mideynta Iyo Horumarinta Boqortooyada Silcis Informazioni di contatto, mappa e indicazioni stradali, modulo di contatto, orari di apertura, servizi, valutazioni, foto, video e annunci di Guddiga Mideynta Iyo Horumarinta Boqortooyada Silcis, Centro comunitario, Via, Roma.

TACSI GUDDIGA MIDEYNTA IYO HORUMARINTA BOQORTOOYADA SILCIS WAXA AY KA TACSIYEENAYAAN GEERIDA KUTIMID AUN MARXUUMAD UBAX ...
26/03/2026

TACSI
GUDDIGA MIDEYNTA IYO HORUMARINTA BOQORTOOYADA SILCIS WAXA AY KA TACSIYEENAYAAN GEERIDA KUTIMID AUN MARXUUMAD UBAX CABDI XASSAN

Muqdisho, Tthu Mar 26, 2026: Guddoomiyaha Guddiga Mudane Bashiir Cabdulqaadir Cumar, Gudoomye ku xigeenka Guddiga Mudane Nuur Shiikh Cumar iyo Dhammaan Xubnaha Guddiga waxay tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabadi iyo guud ahaan Boqortooyada Silcis ee ka baxday Alle ha u naxariistee MARXUUMAD UBAX CABDI XASSAN oo ku geeriyootay Magaalada Muqdisho waxayna Alle ugu baryayaan in uu qabrigeeda u waasiciyo Janadana ka waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin.

Muqdisho Fri, March 20, 2026/ Jimco. Ramadaan 30, 1447 Gudoomiyaha Guddiga Mideynta iyo Horumarinta Boqortooyada Silcis ...
19/03/2026

Muqdisho Fri, March 20, 2026/ Jimco. Ramadaan 30, 1447 Gudoomiyaha Guddiga Mideynta iyo Horumarinta Boqortooyada Silcis Mudane Bashiir Cabdulqaadir Cumar iyo Gudoomiye ku-xigeenka Guddiga Mudane Nuur Shiikh Cumar waxa ay Muslimiinta Dhammaan gaar Ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeynayaan Munaasabadda Ciidul-Fidriga Eid Mubarak عيد مبارك- كل عام وانتم بخير

Sawirada Afur iyo Duco Wadareed Boqortooyada Silcis Qeybta 6aad
15/03/2026

Sawirada Afur iyo Duco Wadareed Boqortooyada Silcis
Qeybta 6aad

Sawirada Afur iyo Duco Wadareed Boqortooyada Silcis Qeybta 5aad
15/03/2026

Sawirada Afur iyo Duco Wadareed Boqortooyada Silcis
Qeybta 5aad

Sawirada Afur iyo Duco Wadareed Boqortooyada Silcis Qeybta 4aad
15/03/2026

Sawirada Afur iyo Duco Wadareed Boqortooyada Silcis
Qeybta 4aad

Sawirada Afurka iyo Duco Wadareedka Boqortooyada Silcis Qeyta 3aad
14/03/2026

Sawirada Afurka iyo Duco Wadareedka Boqortooyada Silcis
Qeyta 3aad

Sawirada Afurka iyo Duco Wadareedka Boqortooyada Silcis Qeybta 2aad
14/03/2026

Sawirada Afurka iyo Duco Wadareedka Boqortooyada Silcis
Qeybta 2aad

Sawirada Afurka iyo Duco Wadareedka Boqortooyada Silcis Qeybta 1aad
13/03/2026

Sawirada Afurka iyo Duco Wadareedka Boqortooyada Silcis
Qeybta 1aad

HAMBALYO FARXAD QALIN-JEBIN Muqdisho, Wed Dec 31, 2025: Guddoomiyaha Guddiga Mudane Bashiir Cabdulqaadir Cumar, Gudoomye...
31/12/2025

HAMBALYO FARXAD QALIN-JEBIN
Muqdisho, Wed Dec 31, 2025: Guddoomiyaha Guddiga Mudane Bashiir Cabdulqaadir Cumar, Gudoomye ku xigeenka Guddiga Mudane Nuur Shiikh Cumar, Xoghayaha Guddiga Mudane Cali Xassan Maxamuud iyo Dhammaan Xubnaha Guddiga waxay Hambalyo u dirayaan Farxaddana la qeybsanayaan Qoyska iyo Asxaaabta Drs. Sagal Aweis Muhumed oo ka qalin-jebisay Heerka 1aad ee Waxbarashada (Bachelor Degree) waxayna u rajeenayaan in ay Cilmiga ay baratay Allahe ku Anfaco uguna adeegi doonto Dalkeeda, Dadkeeda, Diinteeda iyo Nafteeda Insha-Allah
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO

Indirizzo

Via
Roma
MOGADISHU

Sito Web

Notifiche

Lasciando la tua email puoi essere il primo a sapere quando Guddiga Mideynta Iyo Horumarinta Boqortooyada Silcis pubblica notizie e promozioni. Il tuo indirizzo email non verrà utilizzato per nessun altro scopo e potrai annullare l'iscrizione in qualsiasi momento.

Condividi