Jaaliyada Koonfur galbeed Uk

Jaaliyada Koonfur galbeed Uk Kusoo dhawow Boga Jaaliyada Koonfur galbeed Wadanka Uk

29/11/2025

Reer koonfur galbeed iyo Hirshabeele Xiriirka kadhaxeeyo Muuqaalkan ayaad kagaran Karataa Xafladii calankaka KGS Manchester

Magaalada London waxaa lagu qabtay kulan soo-dhoweyn sharaf leh oo loo sameeyay Wasiir Abduqadir Mohamed Nur. Munaasabad...
28/11/2025

Magaalada London waxaa lagu qabtay kulan soo-dhoweyn sharaf leh oo loo sameeyay Wasiir Abduqadir Mohamed Nur. Munaasabaddan ayaa waxaa kasoo qeyb galay mas’uuliyiin sare iyo xubno ka tirsan Jaaliyadda Koonfur Galbeed UK, kuwaas oo ka kala yimid magaalooyin badan oo dalka UK ah.

Kulanka soo-dhoweynta ayaa muujiyay midnimo, taageero iyo isku xirnaanta bulshada Koonfur Galbeed ee ku dhaqan gudaha UK, iyadoo sidoo kale lagu soo bandhigay doorka jaaliyaddu ku leedahay horumarinta bulshada iyo dhiirrigelinta wadashaqeynta.

Address

Baydhabo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jaaliyada Koonfur galbeed Uk posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share