Xisbiga Rajo iyo Mustaqbal

Xisbiga Rajo iyo Mustaqbal Xisbiga Rajo iyo Mustaqbal
Rajo maanta, Mustaqbal berrito. Midnimo • Cadaalad • Horumar Shaqo-abuur

04/03/2026
OGEYSIIS SHAQO
04/03/2026

OGEYSIIS SHAQO

28/02/2026

🌿🔥 XISBIGA RAJO IYO MUSTAQBAL

Mudnaanta koowaad waa muwaadinka — adiga!

Muddo dheer waxaa la iska indho tiray codka shacabka.
Muddo dheer waxaa maqnaa cadaalad iyo isla xisaabtan.

Maanta waxaan ku weydiinaynaa:

Maxaa maqan?
Maxaa ka dhex guuxaya qalbigaaga?
Maxaa aad rabto in la saxo?

Annagu waxaan aaminsanahay in muwaadinku yahay saldhigga dowladnimo.
Fikirkaaga waa jihada isbedelka. Codkaaga waa awoodda qaranka.

Waa waqtigii la dooran lahaa dowlad ku shaqeysa rabitaanka shacabka,
oo muwaadinka siinaysa mudnaanta uu mudan yahay.

Rajo maanta, Mustaqbal berrito.

28/02/2026

XISBIGA RAJO IYO MUSTAQBAL
Fakirkaada waa inoo muhiim
Ballanqaadkeena:

✅ Caafimaad bilaash ah hooyo kasta oo uur leh
✅ Daryeel iyo badbaado hooyo iyo dhallaan
✅ Shaqo abuur dhalinyarada
✅ Waxbarasho tayo leh oo la heli karo
✅ Cadaalad, sinaan iyo la dagaalanka musuqmaasuqa
✅ Askari ilaa wasiir – xuquuq siman, nidaam mushaar caddaalad ah

Qoys caafimaad qaba waa qaran xooggan.
Mustaqbalka carruurteena waa mudnaanteena koowaad.

Rajo maanta, Mustaqbal berrito.

26/02/2026

26/02/2026

🇸🇴 Isbarasho – Xisbiga Rajo iyo Mustaqbal

Ku soo dhowaada bogga rasmiga ah ee Xisbiga Rajo iyo Mustaqbal.

Waxaan nahay xisbi u taagan:
✔️ Midnimo Qaran
✔️ Cadaalad dhab ah
✔️ Horumar waara
✔️ Shaqo-abuur iyo fursado dhalinyaro

Waxaan aaminsanahay in rajadu tahay bilowga isbeddelka, mustaqbalkuna yahay mid lagu gaaro wadajir iyo hoggaan hufan.

Himiladeennu waa dal nabad ah, bulsho mideysan, iyo jiil ku faana dalkiisa.

Ku soo biir safka isbeddelka maanta.
Rajo maanta.
Mustaqbal berrito.

26/02/2026

Ku Soo Dhawow Xisbiga Rajo iyo Mustaqbal

Waxaan nahay xisbi u taagan midnimo qaran, cadaalad dhab ah, iyo horumar waara.
Waxaan aaminsanahay in rajadu tahay bilowga isbeddelka, mustaqbalkuna yahay mid lagu gaaro wadajir.

Ku soo biir safka isbeddelka maanta.

Rajo maanta.
Mustaqbal berrito.

Address

London
SE1

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xisbiga Rajo iyo Mustaqbal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share