Somaliland Media Tv

  • Home
  • Somaliland Media Tv

Somaliland Media Tv organization

08/06/2026

Somaliland oo wafti balaadhan udirtay wadanka
Faransiiska waxaana sodhaweyay jahliyada s.land
Ee dalkaasi kudhaqan ugu hireeyo gudoomiye
Mohamed Jeesto Jibril iyo gudida kale

21/03/2026

Waxa xafladan doorasha lagu casuumay oo kaqayb galay gudomiyiha jahliyada s,/land ee france maxamed jeesto waa maalintii ugu dambeysay ee ololihiisa musharraxa maayirka caasimadda Paris, Emmanuel Grégoire, oo wareegii koowaad ku soo baxay codadka ugu badan 🗳️ 97%===37
Waxaan kuu rajeynayaa guul iyo waxqabad midho dhal ah iyo waxqadka paris iyo ajanibta 🤝🇫🇷

Warar ugu xiisaha badan caalamka kulanka Mw ciro iyo mw tram iyo mw nateneyahu
11/02/2026

Warar ugu xiisaha badan caalamka kulanka
Mw ciro iyo mw tram iyo mw nateneyahu

09/02/2026

Wakaa xigmada iyo caqliga xamar yaala.

20/01/2026

Caasimada Paris france iyo dabaal daga
Citiraafka somaliland hambalyo

12/01/2026

Waxa xafladii citiraafka s.land ee dalka france Lagu qabanayaa magaalada paris 16/01/2026

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa leh kulan aan caadi ahayn oo uu gudoominayo Madaxweyne Xasan kaas oo looga arinsanayo s...
05/01/2026

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa leh kulan aan caadi ahayn oo uu gudoominayo Madaxweyne Xasan kaas oo looga arinsanayo shirkada Google oo ictiraaftay Jamhuuriyada Somaliland iyo waxa laga yeelayo guulaha diblumaasiyadeed ee Hargeysa u soo hoyday.

Hambalyo kunjeer somaliland
27/12/2025

Hambalyo kunjeer somaliland

Address


Telephone

+393510875356

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somaliland Media Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization?

Share