05/08/2025
Hambalyo
Waxaan u hambalyeynayaa bulshada ku dhaqan tuulada Iskudhoonleey oo heshay adeegga isgaadhsiinta ee antenna 📡.
Runtii, bulshada Iskudhoonleey baahi badan ayay u qabeen helidda adeeggan isgaadhsiinta.
Hambalyo ayaan leeyahay kun jeer.