Yatiim Charity Organization

Website

Yatiim Charity Organization Yatiim waxay garab istaagtaa agoonta, iyadoo siinaysa fursado waxbarasho iyo taageero nololeed.

03/07/2026

الدعاء هو العبادة ؛ لأنه يمثل جوهر التذلل والخضوع لله -عز وجل-. فالداعي يُقرّ بعجزه ويقينه التام بقدرة الله وحده على جلب النفع ودفع الضر. وقد صح عن النبي ﷺ قوله: "الدعاء هو العبادة".

27/06/2026

Farxadda agoontu waa in uu helo naxariis, daryeel, jacayl, iyo garab istaag uu dareemo inuusan kaligiis ahayn.

Hay'adda Charity Organization waxay isu taagtay inay iftiin iyo rajo u noqoto carruurta agoonta ah, iyada oo u fidinaysa daryeel, waxbarasho, oo dhamaystirna.

Waxaan aaminsanahay in dhoolla-caddaynta agoonka ay tahay guul weyn oo la gaari karo.

Yatiim Charity Organization
Irshaad Media

Ciid wanaagsan dhamaan Muslimiinta
26/05/2026

Ciid wanaagsan dhamaan Muslimiinta

19/05/2026
waxaan bogaadinaynaa dadaallada qiimaha leh ee ay hay’addu ku bixisay dhinac aad muhiim u ah, oo ah daryeelka iyo waxbar...
06/05/2026

waxaan bogaadinaynaa dadaallada qiimaha leh ee ay hay’addu ku bixisay dhinac aad muhiim u ah, oo ah daryeelka iyo waxbaridda carruurta agoonta ah. Tallaabadan sharafteeda leh waxay muujinaysaa masuuliyad bulsho iyo damqasho dhab ah oo loo qabo mustaqbalka jiilka soo koraya.
Alle haka abaal mariyo hay’adda iyo cid kasta oo ka dambeysa dadaalladan khayrka leh.

Waxaa sidaas yiri: Sheekh Cabdiqaadir Siiro

25/04/2026

Shekh abdulahi faarah ahmed

Shekh makhkuuq

22/04/2026

Shekh abdiqadir siiro

charity organization

20/04/2026

Wafti culimo ah oo uu hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka Xafiiska Golaha Sare ee Arrimaha Islaamka DDS shekh abdulahi suldaan ayaa booqasho qiimo leh ku yimid xarunta, hay'adda charity organization iyagoo bogaadiyay dadaallada hay'adda waxbarasho iyo tarbiyo, kuna boorriyay sii xoojinta shaqada wanaagsan.

بكل فخر واعتزاز نُكرِّم الطالبين المتميزين1- زكريا شيخ محمد زاهد 2- عبد النور محمد شيخ إبراهيم لفوزهما في مسابقة القرآن ...
19/04/2026

بكل فخر واعتزاز نُكرِّم الطالبين المتميزين
1- زكريا شيخ محمد زاهد
2- عبد النور محمد شيخ إبراهيم
لفوزهما في مسابقة القرآن الكريم والتربية الشهرية لفئة الأيتام،
تقديرًا لجهودهما المباركة وتميّزهما في الحفظ والأخلاق.
نسأل الله أن يجعلهما من أهل القرآن
الذين هم أهله وخاصته،
وأن يبارك في علمهما وعملهما.

ف مبارك، ومزيدًا من التقدم والنجاح

🖊️:الاستاذ: عبد الكريم محمد عبدالله

بقلوب مؤمنة بقضاء الله وقدره، وببالغ الحزن والأسى، تلقينا نبأ وفاة الشيخ العلامة المفسر  عبد الناصر  حسينوعلى إثر هذا ال...
17/04/2026

بقلوب مؤمنة بقضاء الله وقدره، وببالغ الحزن والأسى، تلقينا نبأ وفاة الشيخ العلامة المفسر عبد الناصر حسين
وعلى إثر هذا المصاب الجلل، تتقدم اyatiim charity organization # باسم المدير العام وكافة الأساتذة والموظفين والطلبة، بخالص عبارات التعزية والمواساة إلى عائلة الشيخ ، سائلين الله العلي القدير أن يتغمده بواسع رحمته ويسكنه فسيح جنانه ويرزق أهله وذويه جميل الصبر والسلوان

Address

Jigjiga
Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yatiim Charity Organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share