Kobe youth group

Call Website

Kobe youth group SEE

Allow amuraha sahal
09/02/2025

Allow amuraha sahal

26/03/2023

Waxaan dhammaan Muslimiinta ku nool daafaha caalamka, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay caalamka ka joogaan ugu hambalyeynayaa dhalashada bisha Barakaysan ee Ramadaan.

Bishan caawa noo bilaabatay ee Ramadaan waa bishii Qur’aanka, waana bishii cibaadada iyo Raxmadda.

Waxaan Shacabka ugu baaqayaa inay isu naxariistaan isna caawiyaan. Ganacsatada iyo dadka kale ee hantida heysta waxaan ugu baaqayaa in dadka saboolka ah ay caawiyaan.

Waxaan ilaahay ka baryayaa inuu dhamaanteen naga aqbalo camalka iyo cibaadada bisha Ramadaan, uuna nooga dhigo bil aan kaga faa’iideysano cibaadeysi iyo cilmi kororsi.

Ramadaan Kariim

Address

Www. Kobe Youth . Com
Jijiga
114

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kobe youth group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share