Arraweelo Girls Power

Arraweelo Girls Power We are a young women-led, grassroots feminist movement based in Jigjiga, Somali Regional State, Ethiopia.

We are a young women-led, grassroots feminist movement based in Jigjiga, Somali Regional State, Ethiopia, working to challenge harmful norms, advocate for survivors, and envision a society free from violence, fear, and discrimination. Working to build a fearless movement from the ground up—rooted in solidarity and driven by justice. We connect and empower young women and girls to challenge harmful norms, advocate for survivors, and envision a society free from violence, fear, and discrimination.

Araweelo Girls Power is deeply saddened by the death of Yaasmiin Cabdalla Jaylaani, whose body was found in a hotel in M...
04/02/2026

Araweelo Girls Power is deeply saddened by the death of Yaasmiin Cabdalla Jaylaani, whose body was found in a hotel in Mogadishu.
The increasing cases of women found dead in hotels are alarming and unacceptable. We call for immediate, transparent investigations and accountability.
Our condolences go to Yaasmiin’s family.
Justice for Yaasmiin. End violence against women.

Yaasmiin Cabdalla Jaylaani Maydkeeda ayaa laga heley Hotel Ku yaal Muqdisho Mudooyinkaan waxaa Muqdisho ku soo badanayey...
04/02/2026

Yaasmiin Cabdalla Jaylaani Maydkeeda ayaa laga heley Hotel Ku yaal Muqdisho Mudooyinkaan waxaa Muqdisho ku soo badanayey Gabdho Meydkooda laga helayo Hotello Ku yaal Muqdisho, Gabdhow Taxadar Ka yeeshaan arrintaan oo Iska ilaaliya Hotelada aad ragga ugu tageysaan

Panel Discussion HighlightsOur panel addressed:✔️ Barriers to women’s participation in media✔️ Challenges in ethical and...
03/02/2026

Panel Discussion Highlights

Our panel addressed:
✔️ Barriers to women’s participation in media
✔️ Challenges in ethical and safe SGBV reporting
✔️ Practical solutions to strengthen women’s representation in Somali media

Thank you to our panelists and participants for the rich and action-oriented discussions.

Women’s voices must be heard.At our Media Engagement and Advocacy Dialogue in Mogadishu, we screened powerful digital st...
31/01/2026

Women’s voices must be heard.

At our Media Engagement and Advocacy Dialogue in Mogadishu, we screened powerful digital stories produced by women journalists, amplifying the lived realities of women and girls affected by GBV.

Together, stakeholders called for ethical, safe, and inclusive media coverage in Somalia.

📍 Mogadishu | 27 January 2026: SOWJRA successfully convened a Media Engagement and Advocacy Dialogue bringing together m...
30/01/2026

📍 Mogadishu | 27 January 2026: SOWJRA successfully convened a Media Engagement and Advocacy Dialogue bringing together media professionals, civil society, and government representatives to discuss women’s representation in Somali media and ethical reporting on gender-based violence (GBV).

🎥 The event showcased powerful digital stories produced by women journalists and generated strong commitments to support women-led media and inclusive, survivor-centered reporting.

13/10/2025
Ninkeedi ayaa ka jaray labada Gacmood  Maseyr dartiia  Hooyo Canab Cali  qiso xanuun badan 😭😭“Waxay eheed 15 Sano ka hor...
27/06/2025

Ninkeedi ayaa ka jaray labada Gacmood Maseyr dartiia Hooyo Canab Cali qiso xanuun badan 😭😭
“Waxay eheed 15 Sano ka hor Nin ayaan is guursannay waxaana degnay meel Miyi ah (Baadiye) ah oo an cidina noo dhaweyn waxaan jiraa 20 Sano Nin h**e ayan Wiil usoo dhalay asaga ayaana heysta Wiilka.

Maalin danbe ayaan ku iri Ninkii aan wada joognay waxaan soo booqanayaa Wiilkeygi balse wuxuu igu yiri ha bixin aniguna wan ka madax adeygay waana baxay Wiilkii ayaan soo booqday Kaddibna soo laabtay.

Markii aan soo laabtay oo aan Gurigii imid Ninkeygi ilama uusan hadlin iimana muujin wax caro ah iyo in uu ka xunyahay bixitaankeyga Casho ayaan karsannay waana seexannahay habeenkaas.

balse xilli ay saacaddu tahay Todobo Saac 1:00 oo Habeennimo ayaan kusoo kacay aniga oo Lugaha iyo Gacmahaba ka xirxiran saa waaba Ninkii oo Masaar (Faas) ila kortaagan wuxuuna igu yiri waxaan kaa jarayaa Labada Gacmood labada Indhoodna waan kaa saarayaa Ax😭

Ma jirto Cid i maqli karta oo ii dhaw haddii aan qeyliyo waxaan ku iri waxaa iiga roon in aad Qoorta iga jarto sidaan ha sameyn balse wuxuu igu yiri waxaanba rabaa in aad silac ku noolaato kaddibna Faaskii ayuu iiga jaray labada gacmood waxaana soo Miirsaday aniga oo jiifa Cisbitaal ku yaalla Muqdisho oo la yiraa Keydsaneey waana noolahay hadda.
Ninkiina ma cafin markii ayaana iigu danbeysay “

waa Qiso Runtii aad u xanuun badan

SOWJRA strongly condemns the horrific gang r**e of Fahima & Farah in  ,   admin in  . We stand in solidarity with the su...
17/06/2025

SOWJRA strongly condemns the horrific gang r**e of Fahima & Farah in , admin in . We stand in solidarity with the survivors & their family. Justice must be served, and perpetrators must be held fully accountable. Violence against women & girls must end.

SOWJRA waxay si adag u cambaaraynaysaa kufsi wadareedka foosha xun ee lagula kacay Fahima iyo Farah oo ka dhacay magaalada , oo hoos timaadda maamulka ee .

Waxaan si buuxda ula garab taagan nahay dhibbanayaasha iyo qoysaskooda. Cadaalad waa in la helo, dambiilayaashuna waa in si buuxda loogu ciqaabaa ficilladooda foosha xun.

Xadgudubka ka dhanka ah haweenka iyo gabdhaha waa in uu dhammaadaa.

“Waxaan Gubay Ninkeyga, Biyo Kulul ayaan Ku Shubay isagoo Hurda, Hada waxa uu ku Suganyahay Xaalad Halis ah, aniga Miirk...
17/02/2025

“Waxaan Gubay Ninkeyga, Biyo Kulul ayaan Ku Shubay isagoo Hurda, Hada waxa uu ku Suganyahay Xaalad Halis ah, aniga Miirkeyga Ma Joogin Markaan Focilkaa Sameynaye Maseer ayaa iga Keenay”

Gabadhan ayaa sidaa Tiri iyadoo Ooyneysa.

Maxay Kula Tahay?

Address

Central Road, Near Seyidka
Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Arraweelo Girls Power posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Arraweelo Girls Power:

Share