Amal charity organization

Amal charity organization جمعية خيرية تساعد الفقراء والمساكين

Uduceeya walaaladeen
23/03/2026

Uduceeya walaaladeen

Asc

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan shacabka hantidooda ku waayay suuqii gubtay ee magaalada Jigjiga.
Waxaan Alle uga baryayaa inuu badal khayr qaba siiyo, samir iyo iimaan ka siiyo, una fududeeyo dhibaatada soo gaartay.

Talo ku socota shacabka DDS:
Walaalayaal, waa inaan garab istaagno dadka ay dhibaatadu saameysay. Qof kasta wixii uu awoodo ha ku caawiyo—ha noqoto maal, duco, ama taageero kale.
Midnimadeenna iyo is-caawinteennu waa awooddeena ugu weyn.

Talo ku socota xukuumadda:
Qadar Alle lama joojin karo, mana aha in la isku canaanto.
Laakiin waxaa muhiim ah in casharro laga barto dhacdadan iyo kuwii kahoreyayba.
Waxaan soo jeedinaynaa in dib-u-habayn lagu sameeyo dhamaan suuqyada isku dhagan ee aan lahayn wadooyin ay baabuurta gurmadka (dab-damiska) mari karaan.
Dhib kasta ooy leedahay waxaa kasii khasaare wayn marka dab dhaco oo khasaaraha bato.

Ugu dambayn duco:
Ilaahay ha u naxariisto cid kasta oo wax ku wayday, hana u badalo kheyr ka wanaagsan. Ilaahay ha ka ilaaliyo ummadda Soomaaliyeed musiibooyin kale, hana nagu mannaysto nabad iyo barwaaqo. Aamiin.

10/02/2026
10/02/2026
18/12/2025

Nyd de videoer og den musik, du holder af, upload originalt indhold, og del det hele med venner, familie og verden på YouTube.

10/12/2025

Nyd de videoer og den musik, du holder af, upload originalt indhold, og del det hele med venner, familie og verden på YouTube.

17/11/2025

Address

Jijiga
[email protected]

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amal charity organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share