Community xaraarey

Community xaraarey Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Community xaraarey, Community Center, Jijiga.

Dagmada Xaraarey ee Gobalka Nogob oo ay maanta Raashin ay ka qaybiyeen Qaarkamida qurbajoogta dagmada u dhalatay Deeq ka...
11/03/2026

Dagmada Xaraarey ee Gobalka Nogob oo ay maanta Raashin ay ka qaybiyeen Qaarkamida qurbajoogta dagmada u dhalatay Deeq katimid oo ay kugarab istagayeen Dadkooda abaraysan.

Ilaahay Abaarta anaga soo saaro .
Qurbajoogtana way ku mahadsanyihiin Garab istaaga ay u muujiyeen Walalahood iyada oo lagu guda jiro Bishii ramadaan ee barakaysneyd .

Dagmada Xararey ee Gobolka Nogob oo kamida dhulka ay abaartu aad usaamaysay ayay daku la dalaa dhacayaan Oon ama biyo xu...
04/03/2026

Dagmada Xararey ee Gobolka Nogob oo kamida dhulka ay abaartu aad usaamaysay ayay daku la dalaa dhacayaan Oon ama biyo xumi haysta.
Waxaa ku yar biyo dhaaminta .

Dagmadu waxay codsanaysaa in loo kordhiyo Booyadaha biyaha dhamiya si dadka loogarsiigo biyo .

Dhankakale Dadka kunool dagmada waxay ka codsanayaan qurba joogta udhalatay dagmada xararey in ay soo caawiyan dhanka biyo dhaamista iyo waxii kale ee kagaysan karaan abaraha tagan.

27/01/2026

CUSUB Xararey
Muuqalkan Hoose Dhagayso

15/01/2026

●Dig Niin●
Xararey .

Waxay kadigaysaa Hurinta Coladaha udhaxeeya 2bada dagmo ee Xararey iyo Ceelwayne Ee Gobalka Nogob.

Oo ay Hurinayan Siyaasiyiin Kuwas oo Calool ushaqaystayaal ah.
Siyaasiyiinta hurinaya coladaha waxaakamid ah .

1: Gudoomiyaha Gobolka Nogob.
2: Madax Siyaasadda Gobalka Nogob.
3: Kumishinka Booliska Gobalka Nogob.

Nimankas oo mashruuca dhulbalasiga iyo magalaynata dhulka ay colaadu kajirto kuqaatay lacag dhan 400,000 kun oo bir.
In laqodo ceelka ay coladu ka bilamayso oo ah Duleedka Dagmada Xararey.

Waxaan oogu baqahnaa Dowladda Deganka Somalida in ay joojiso coladan kana hortakto isku dhaca qabiilada iyo dhul balaadhsiga .

Iyo in ay talaabo sharciga wafaqsan ay ka qaado nimanka kor kuxusan oo kulugleh hurinta coladaha oo iyagu ujooga Gobalka in ay ka naxaan isku dirka qabilada iyo hurinta coladaha.

Waxaan Baaq cheer udiraynaa madax Wayne mustafe iyo cidkasta oo ay qusayso Arinkani in Talabo Dag Dag ah laga qaado cidkasta oo ay ku cadaato atinkan ama isku dirka 2bada qabiil ee walala ah .

Waa in laga hor wareejiyaa Bulshada siyaasi Caloolsshisa ushaqaysta ah .
Oon waxaba u haynin dadkan ay sameyeen abaaruhu ee ladalaa dhacaya Duruufahooga Nolaleed .

DAG Dag.Baaq Nabadeed.Kusocota maamulka Gobolka Nogob iyo kan Heer degaan ee ugu sareeyo Mudane madax Wayne Mustaf.Waa i...
05/01/2026

DAG Dag.

Baaq Nabadeed.

Kusocota maamulka Gobolka Nogob iyo kan Heer degaan ee ugu sareeyo Mudane madax Wayne Mustaf.
Waa in ay si dag dag ah ufara galiyan Coladda kasoo cusbonatay Dagmoyinka xararey iyo ceel Wayne.
oo ay hadda jirto Khasare dhawacyo ah.
Intay goori goortahay haladamiyo coladaas.
Dhamaan waxgaradka,culimada iyo cidkata oo ay qusayso waa in siwada Jir ah looga hortagaa coladaas.

This is Doha Xararey Distrect Region of Nogob
14/12/2025

This is Doha Xararey Distrect Region of Nogob

Tr: 14/11/2025.Kismaayo.Qaar kamida Odayaasha Dhaqanka iyo dhalinyarad kasoo jeeda dagmada xararey ayaa galabta shir muh...
14/11/2025

Tr: 14/11/2025.
Kismaayo.

Qaar kamida Odayaasha Dhaqanka iyo dhalinyarad kasoo jeeda dagmada xararey ayaa galabta shir muhiim ah oo dabasocday kulan h**e kuqabtay maagalada kismaayo ee xarunta maamul gobaleedka Jubaland

Kulankan waxaa lagu faralqeeyay 3qodob
Ee hoosyaala .

KISMAYO Tr: 7/11/2025.Maalin Jamco ah.Kulan ay iskoogu yimadeen qaar kamida Cuqaasha, Aqoyahanka iyo Dhalinyarada .Ayaa ...
08/11/2025

KISMAYO
Tr: 7/11/2025.
Maalin Jamco ah.

Kulan ay iskoogu yimadeen qaar kamida Cuqaasha, Aqoyahanka iyo Dhalinyarada .

Ayaa lagu falanqeeyay 3qodob.

1: midnimo - Midnimadu waa shayga ama factor ka ugu mihiimsan ee mulsho Ay ku gaadhi karaan Hormar iyo Barwaqo.βœ…

2: Matalaad - Haduun ku waxa uu uguuray Matalaad siyaasadeed Somalidana ay utaqaano ama ay ku waxqaybsato 4.5 Oo ah Saami siyaasadeed.

In bushadu hesho waxyabaha ay xaqa uledahay ee kajira Maamulka Jubaland.
Oo ay ka jirto Hagrasho badan iyo Quudhsi ama aragti waa.

3: Wada shaqayn - Hadayana jirin Wada shaqayn Bulashada dhaxdeeda ah bulshadasi mayeelato Raad fiican oo wax anfaha .
Wada shaqaynta waxaa kamida is maqal, isu tanaasul iyo in la ixtiraamo kala fikir Duwanaanta .

Kulan danbe oo xiiso leh

04/10/2025

Da' yarta Dagmada Xararey oo kacabanaya Laydh la' ida ka jirta Dagmada .

Hala tixgaliyo Codsiga Dhalinyarada Dagmada Daawo muqaalkan Adaa qiiroon Doonee😭.

Watch this video

Qaar kamida Aqooyahanka iyo masulliyiin Heer  Global ah oo ka Soo Jeeda Dagmada Xararey ayaa Soo dhawayn  usamayeaya maa...
12/08/2025

Qaar kamida Aqooyahanka iyo masulliyiin Heer Global ah oo ka Soo Jeeda Dagmada Xararey ayaa Soo dhawayn usamayeaya maanta oo ay taariikdu tahay 11/8/2025 Fozia shekha Abdullahi. oo kamida Hormuudka Qurba Joogta Dagmada Xararey βœ…βœ…βœ…βœ…βœ…
Waxaana Lagu Soo dhaweeyay gagida diyaaradaha garaad wiil waal ee magaalada Jigjiga kusoo dhoweeynay marwo fowsia sheikh abdulaahu ali.

Marwo fowsia oo kasoo kicitantay dalka mareykanka ayaa ah qof wadaniyada iyo waxqabadka bulashada jecel last time ay degaanka timid waxay gobolka nogob Dagmada xaraarey ka dhagax dhigtay dugsi sare kaas oo haatan dhismihiisu socdo.

Welcome again marwo fozia abdulaahu ali

Farxaxdda iyo Dhoola cadaynta waa Qalbijabiyaha Cadowga, Farxaxdda siinta muwaadiniinta, Xaqlayaasha iyo inta jecele Hot...
31/07/2025

Farxaxdda iyo Dhoola cadaynta waa Qalbijabiyaha Cadowga, Farxaxdda siinta muwaadiniinta, Xaqlayaasha iyo inta jecele Hotmarkada .βœ…βœ…βœ…βœ…βœ…βœ…βœ…βœ…βœ…βœ…βœ…

Maanta oo ay Tr Tahay 31 July 2025.
Waxaa Dhirbeeris kusameyay Dugsiga sare ee Dagmada Xararey ee Gobalaka Nogob.
Maamulka Dagmada iyo Qaybo kamida Ururada Dhalinyarada ee Dagmada .
Cagaarinta iyo qurxinta Dagmada waxay kaalin way kaciyaraysaa Soo jiidashada indhaha Bulshada .

Dhamaan maamulka iyo Xubnaha Dhalinyarada Dagmada way mahadsantihiin Madama ay udiyar garobeen Qurxinta magalada.

Hambalyo Hambalyo.

Odayasha Dagmada Xararey Ayaa shalay o ay Tariikhdu ahayd 25/6/2025.Lakulmay Madaxwaynaha Degaanka Mudane Mustafe Muhuma...
26/06/2025

Odayasha Dagmada Xararey Ayaa shalay o ay Tariikhdu ahayd 25/6/2025.
Lakulmay Madaxwaynaha Degaanka Mudane Mustafe Muhumad cumar .
Odayashu waxay madaxwaynaha kalahaxleen qodobo dbowr ah oo ku Saab San Adeega Bulshada sida Caafimadaka, wadoiyinka iyo biyahan.

Address

Jijiga

Telephone

+252616855583

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Community xaraarey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share