Siman Style.

Siman Style. Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Siman Style., Khuriye mall, ground floor, Jijiga.

Men’s Fashion & Lifestyle

πŸ‘” Modern Suits & Casual Wear
πŸ•Œ Arab & Religious Clothing
πŸ§₯ Somali Traditional Fashion
πŸ‘ž Shoes & Premium Accessories
⌚ Luxury Watches
🌿 Original Perfumes

Macawiisihii iyo go' shaalaadi u danbeeyey macmiil yaan lagaa dhameysan../+251-915145002  /+251904249207ARAB KHURIYE MAL...
30/05/2026

Macawiisihii iyo go' shaalaadi u danbeeyey macmiil yaan lagaa dhameysan..
/+251-915145002 /+251904249207
ARAB KHURIYE MALL, JIGJIGA,DDS
Tiktok: Simanstyle7
Email: [email protected]
Following

Safarkii kabaha wey imaadeen, yaan laga dhameysan macmiil..…………………………Nagalasoo Xiriir+251-915145002  /+251904249207ARAB ...
29/05/2026

Safarkii kabaha wey imaadeen, yaan laga dhameysan macmiil..

…………………………
Nagalasoo Xiriir
+251-915145002 /+251904249207
ARAB KHURIYE MALL, JIGJIGA,DDS
Tiktok: Simanstyle7
Email: [email protected]

Macawiisihii iyo go' shaalaadi u danbeeyey macmiil yaan lagaa dhameysan../+251-915145002  /+251904249207ARAB KHURIYE MAL...
25/05/2026

Macawiisihii iyo go' shaalaadi u danbeeyey macmiil yaan lagaa dhameysan..
/+251-915145002 /+251904249207
ARAB KHURIYE MALL, JIGJIGA,DDS
Tiktok: Simanstyle7
Email: [email protected]

12/06/2024

walaal ilaahay dartii u share garee muuqaalkan

walaal ka qayb qaado dhisida guriga ilaahay waa 1000 kun qoys oo meel dagan oo aan masaajid lahayn oo halkaa cadceeda ah ku tukanaysa waa sadaqa jaariya walaal adigoo ilaahay ugu dhawaanaya naftaada u bixi ilaahay agtiisa guri halagaaga dhisee

Siman Cilmi +251905022646 jigjiga

https://wa.me/message/NVHGKICD2ZLYL1

23/04/2024

Yaa allaha u caafi 🀲😒Waa wiil soomaaliyeed oo ilmahaa yari mudo laba sanno ah ka xanuunsan yahay xaaskiisii na isbuucii h**e ayay geeriyootay allaha u naxariistee ilmihii oo aad u xanuunsan ayuu dul fadhiyaa hadaad daawato muuqaalka waad qaracmaysa.

walaalkeen aan maanta garab istaagno oo aan dhakhtar u gayno ilmaha inagaa garab u ah walaal share ta ku caawiya iyo wixii kle ee aad u awoodo

Oohinta 😒ilmaha yar ayaa qalbiga i xanuujisay

Siman Cilmi +251905022646 jigjiga

Walaal wax alla waxaad u awoodan kuso sadaqaysta

U gargaar "Baahanaha Buka"

https://wa.me/message/NVHGKICD2ZLYL1

Please share si loo caawiyo πŸ˜₯πŸ˜₯πŸ˜₯😭😭😭😭😭Abdilaahi wuxuu gubtay mudo hada laga joogo sadex sano wuxuuna ka gubtay wajiga iyo ...
18/02/2023

Please share si loo caawiyo πŸ˜₯πŸ˜₯πŸ˜₯😭😭😭😭😭

Abdilaahi wuxuu gubtay mudo hada laga joogo sadex sano wuxuuna ka gubtay wajiga iyo laabta sawirkiisa inaad eegto aad ayay ugu adagtahay qalbiga bini,adamka waxba ma cuni karo

waxaan u diyaarinayna inaan usii qaadno dhakhtar adiss ababa ah waxaan ka codsanaynaa walaalaha muxsiniin ta ah inay naga soo caawiyaan maadaana uu ubaahan yahay qalitaan wayn oo lagu hagaajinayo dhamaan inta uu ka gubtay 😒😒😒😒😒😒

Dhamaan dadka muxsiniinta ah ee deeganka jooga iyo qurba joogtaba waxaan ka codsanayaa qof kasta wuxuu awoodo inuu kaga qayb qaato hawsha cabdulaahi

Qoyska uu ka dhashayna ay yihiin qoys danyar ah oo aan awoodin waxay ku daqeeyaan

https://wa.me/message/ZCEGNSUBBVDWB1

Siman muxumed cilmi 0929255180 jigjiga

Walaalkeen Shamsadin Caydiid  Cabdullaaahi(Gurays) Oo  yaala Lancet Hospital Addis Ababa ayaan laba cisho ka hor halkan ...
23/08/2022

Walaalkeen Shamsadin Caydiid Cabdullaaahi(Gurays)
Oo yaala Lancet Hospital Addis Ababa ayaan laba cisho ka hor halkan idiinku so gudbinay xaaladiisa caafimaad iyo mida dhaqaale walaalkeen dhakhtarkii lagu qalay ayaa ku yeeshay lacag 80,000 oo bir oo yidhi ilaa aad keento lacagtii ma baxaysid waxaa intaa dheer in habeen kasta lacagtu ku kordhayso inta uu sii jiifo

Halkan ayaan kasoo baahinay xaalada walaalkeen kadib na ilaahay ayaa inoo suurta galiyay inaan u helo lacag 65,000 bir ah maanta ayaana u geeyay lacagtii walaalkeen waxaan u ducaynayaa walaalada kasoo jawaabay codsigaygii walaalkeena soo caawiyay
Ilaahay khayr badan ha siiyo way naga so farxiyeene alaha ka farxiyo walaalkeen u duceeya inuu ilaahay caafimaadka u taam yeelo

Cancer caloosha kaga dhacay waa laga qalay meeshii boogtu ahayd hadana wuu roonyahay waana dhaawac wali in ilaahay xanuunka sida kaga kaxeeyo faataxada uso mara walaal

Najiib aden................ 30,000
Wzkx marwo a aziiz..20,000
Abdi nuur.................... ..5000
Siman Charity.................6000
Eid ...............................2000
Layla ............................1000
Ahmed........................... 500
Ayaanle ...........................500

Alxamdulilaah ilaahay ayay mahadi u sugnaatay

https://wa.me/message/ZCEGNSUBBVDWB1

Shamsadin Caydiid  gurays waa  walaal soomaaliyeed oo yaala Lancet Hospital Addis Ababa waxaana  laga keenay hoodaale wu...
20/08/2022

Shamsadin Caydiid gurays waa walaal soomaaliyeed oo yaala Lancet Hospital Addis Ababa waxaana laga keenay hoodaale wuxuu ku xanuunsanayay halkaa mudo sadex sanno ah waa markii sadexaad ee uu qaliin galo dhawaan ayaa adiss la keenay xanuunka hayana waa cancer lacagtii qalitaanka markii dad ehel ah ay ka bixiyeen waxaa lagu leeyahay hada lacag 80'000 oo bir ah oo sariirta iyo dawo ah markay dhaheen waxba mahaysano...plaese share 😭😭😭

Waxaa lagu yidh k**a bixi kartaan dhakhtarka ilaa aad iska bixisaan lacagtan garo oo habeen kastana waxaa kusii kordhaya kharash hor leh oo ayna awoodin waa wiil aad danyar u ah maanta markaan gaadhay qalbi xanuun iyo murugo ayaan kala soo noqdey allaah waxaan u baryayaa inuu bukaankaa daynka dhakhtar ka ka bixiyo

Caafimaad sareec ahna siiyo maanta waxaan cod dheer idin kaga codsanayaa inaad soo caawisaan oo qof kasta wixii uu awoodo uu kaga qayb qaato walaalkeen waad dareemi kartaa xaaladan oo kle hadaad booskiisa is dhigto sida dareenkaagu noqon lahaa meeshu waa adiss ababa waana walaal soomaaliyeed oo danyar ah oo xanuunsan maanta hadey nu u istaagno waynu ka bixin karaa walaalkeen

Sawirada calooshiisa ka dheeho xaaladiisa dhabta ah

Lacagta lagu leeyahay 80'000 kun oo bir

https://wa.me/message/ZCEGNSUBBVDWB1

Siman cilmi 0929255180 adiss ababa

U gargaar baahanaha buka

Mubaarik maanta ayaan u so helay madarasadii xifdiga quraan ka ah oo bodhin ah oo lagu xaroonayo Maadaama mudo yar uun k...
11/07/2022

Mubaarik maanta ayaan u so helay madarasadii xifdiga quraan ka ah oo bodhin ah oo lagu xaroonayo

Maadaama mudo yar uun ka hor ahayd xiligii uu ku jiray nolashii adkayd ee darbi jiifnimada iyo xabagta ahayd ee ilaahay swt ka soo saaray waxaa u fiican in bodhin la geeyo takle ilaahay amarkiisa markasta

Wuxuu odhanayaa simaneey goormaad bodhin i gayn waxaan rabaa inaan sheekh noqdo oon quraanka xifdiyo marabo inaan nolashii ku noqdo nolashaydii h**e markaan xasuusto waan is nacayaa

Bodhinka lacagtiisu waa 6000 oo bir bishii ka hor intaan la xaraynin waxay dhaheen maamulka bodhinku soo diyaari sanduuq khamiisyo furaash iyo buste sabtida inta ka horaysa waa inaan intaa u diyaariyo insha allh sidaana aan ku xarayno

Wiilkan waxaan inagawada saaran masuuliyad anigana si gaar ah waxaaan rabaa inaan qaado masuuliyadiisa anigoon garanaynin cid uu yahay ilaahay dartii iyo inaan ka helo ajir iyo xasanaad

Sida uu ii sheegay waalidkiisu mawada noola
Hooyadey dharka ayay dadka u dhaqdaa ayuu i yidhi halkaa waxaad ka dareemi kartaa duruufteed nolaleed

Insha allh intaana xaraynin ka hor waa inaan hooyadii la kulmaa si ay u ogaato xaaladiisa

Sido kle waxaan caawa wacay telefan uu maanta iga soo wacay mise waaba gabadh aan aniga ehel dhaw nahay oo ii sheegtay inuu mudo 6 sanno ah gurigeeda kula noolaa maalinkii sadexda wakhti cuntada la cuni jiray oo uu habeenkii ka hooyan jiray nolashiisa ayay aad iiga sheekaysay waxay igu tidhi waligay waalidkiisa ma arkin lkn wixii aan u dhiibno wuu la ordi jiray oo hooyadey ayaan u gayn ayuu dhihi jiray bal hooyadii ayaan soo ogaan doonaa nolasheeda IA

Halkaa ayay maraysaa xaalada mubarik wixii soo kordha halkan ayaan kawada socon doonaa xogta oo aan idiin soo gudbino waxay noo sahashaa inaad soo caawisaan dadka danyarta ah kuwa buka iyo kuwa baahiyaha gaarka ah miisaaniyad dadka looma hayo lkn allah swt ayaa acc kiisa ka biila idinkuna garab iyo gaashaan ayaad noo tihiin

Wiilkan yar ilaahay ayaan amaano uga dhigaynaa allaaah ayayna amaanadiisu dayacmin

Caawa halkaa ha inoo joogto ............

https://wa.me/message/ZCEGNSUBBVDWB1

Address

Khuriye Mall, Ground Floor
Jijiga

Opening Hours

Monday 08:30 - 21:00
Tuesday 08:30 - 21:00
Wednesday 08:30 - 21:00
Thursday 08:30 - 21:00
Friday 10:00 - 21:00
Saturday 08:30 - 21:00
Sunday 08:30 - 21:00

Telephone

+251929255180

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Siman Style. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Siman Style.:

Share