03/01/2024
Hogaanka Guud Ee Jaaliyadda Somaliland Wuxu Soo Dhaweynayaa Isla Markaasna Taagerayaa Heshiisyada Horumarineed iyo Kuwa Aqoonsi ee Qaranka u Ah Faa‘ido Wax Ku Oola, Waxanan Kula Talinaynaa Haya‘adaha Ku Shaqada leh Iyo Xukuumadaba in Sharciga la waafajiyo bulshadana Loo soo Bandhigu wax kastoo Guul Ah si Madmadow iyo kala Shaki bulshada dhexdeeda u Iman.