Masjid Al Sunnah Bremen. SKV.

Masjid Al Sunnah Bremen. SKV. ๐Š๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐จ ๐Œ๐š๐ฌ๐ฃ๐ข๐ ๐’๐ฎ๐ง๐š๐ก ๐๐ซ๐ž๐ฆ๐ž๐ง - ๐’๐Š๐•.
๐Œ๐ฎโ€™๐ญ๐š๐ฆ๐š๐ซ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ค๐ก๐š๐ฒ๐ซ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก, ๐ฎ ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ข๐๐š, ๐ฆ๐ข๐๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฆ๐š๐œ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ ๐ค๐š๐ฌ๐ญ๐š ๐จ๐จ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก.

BISHAARO BISHAARO BISHAAROWaxaa galabta soo gaadhay dalka Jarmalka sheekheena qaaliga ah ee qaddarinta  badan, barnaamij...
10/04/2026

BISHAARO BISHAARO BISHAARO
Waxaa galabta soo gaadhay dalka Jarmalka sheekheena qaaliga ah ee qaddarinta badan, barnaamijkii:

WACYI-GALIN SH. Abu Dalxa.

Jadwalka muxaadarooyinka:

11/04/2026 โ€“ 15:00
Masjid Imaamu Shaafici โ€“
Hamburg.

12/04/2026 โ€“ 15:00
Masjid Sunna โ€“ Bremen

18/04/2026
Masjid Al-Nuur โ€“ Kassel

19/04/2026
Masjid Abubakar โ€“ Wiesbaden

25/04/2026
Hanau

๐Ÿ“ข Fariin muhiim ah:
Walaal, magaalada kuu dhow la xiriir maamulkeeda si aad uga faaโ€™iidaysato muxaadarooyinkan qiimaha leh.
๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin dheeraad ah:
La xiriir Cabdiraxmaan Xudayfi โ€“ Bremen

Ogeysiis....Waxaa dhammaan bulshada ku nool dalka Jarmalka, gaar ahaan magaalada Bremen la ogeysiinayaa in 12.04.2026 uu...
06/04/2026

Ogeysiis....

Waxaa dhammaan bulshada ku nool dalka Jarmalka, gaar ahaan magaalada Bremen la ogeysiinayaa in 12.04.2026 uu marti u yahay masjid Sunna ee Bremen Sheekh Abu Dalxa. Sheekhu wuxuu muxaadaro ku qabanayaa Masjidka, taas oo billaabaneysa 3-da galabnimo ama 15:00 Uhr.

Maalmaha 13-ka iyo 14-ka ayuu sidoo kale magaalada joogi doonaa, wuxuuna bulshada fursad u siin doonaa su'aalo weydiin iyo kulamo ciddii ballan ka sameysata.
Ballamaha waxaad kala xiriiri kartaa maamulka Masjid Sunna.

30/03/2026

Buuggii Barashada Akhriska Qurโ€˜aanka ayaa inoo soo dhammaaday waxaad kadalban kartaan whats up Group ka Masjidu sunna Bremen.

Buuggii Barashada Akhriska, higaadda Quraanka Ayaa soo bixi doona isbuuca soo socda.Si aad udalbato (Scan diese QR Code)...
22/03/2026

Buuggii Barashada Akhriska, higaadda Quraanka
Ayaa soo bixi doona isbuuca soo socda.
Si aad udalbato (Scan diese QR Code)
Masjidu Sunna Bremen

05/03/2026

TARAWIIX 16 aad ee masjid Alsunnah Bremen
Qaari jaabir

04/03/2026

MASJID ALSUNNAH BREMEN
QAARI MAXAMED SHARIIF

04/03/2026

MASJID ALSUNNAH BREMEN
TARAWIIX QAARI CABDIRAXMAN IBRAHIM

04/03/2026

Habeenkii 15 Tarawiixda masjid Alsunnah Bremen

20/02/2026
Jadwalka salada ee Bisha Ramadan Masjid Alsunnah Bremen
18/02/2026

Jadwalka salada ee Bisha Ramadan Masjid Alsunnah Bremen

Waa maxaadiradii aan maanta u qabanay caruurta Madarasatu Sunnah.
06/12/2025

Waa maxaadiradii aan maanta u qabanay caruurta Madarasatu Sunnah.

Adresse

Bremen

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Masjid Al Sunnah Bremen. SKV. erfรคhrt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht fรผr andere Zwecke verwendet und Sie kรถnnen sich jederzeit abmelden.

Die Organisation Kontaktieren

Nachricht an Masjid Al Sunnah Bremen. SKV. senden:

Teilen

Kategorie