12/06/2026
Für Betroffene ist es häufig schwer, über weibliche Ge***albeschneidung zu reden. Viele Frauen schweigen aus Scham, Angst oder Unsicherheit. Manchmal hilft schon ein Gespräch, damit Betroffene merken, dass sie nicht allein sind und Hilfe erhalten können. Der neue Blogbeitrag steht ab sofort auf unserer Website zur Verfügung. 🧡
--
Hadallada ku saabsan gudniinka xubinta taranka dumarka inta badan waa adag yihiin. Dumar badan k**a hadlaan arrintan cabsi, xishood ama shaki dartood.
Haddana, wada-hadaladu aad bay muhiim u yihiin. Sidaas darteed, shaqaalaha bulshada ee FGMhelp ayaa si toos ah ugu taga bulshada. Waxay la hadlaan haweenka iyo eheladooda mawduucan, way dhegaystaan, waxayna mar walba u dhaqmaan si lagu kalsoonaan karo oo ixtiraam leh. Mararka qaarkood, wada-hadal noocan oo kale ah ayaa ku filan in haweenka ay arrintani saameysay ay ogaadaan inaysan keligood ahayn iyo in caawimo ay heli karaan.
Iyadoo ah xarunta la-talinta ee gudniinka xubinta taranka dumarka ee Kanton Zürich, FGMhelp waxay taageertaa dadka ay saameeyeen iyo eheladooda, ma aha oo kaliya si toos ah bulshada dhexdeeda, balse sidoo kale waxay bixisaa talo sir ah oo bilaash ah oo ku taal Ambulatorium Kanonengasse, oo ku yaal meel dhexe oo ku dhow Saldhigga Dhexe ee Zürich.
--
عادةً ما يكون الحديث عن تشويه الأعضاء التناسلية للإناث أمرًا صعبًا. حيث إن الكثير من النساء تلتزم الصمت عند الحديث عن هذا الأمر لأنهن يشعرن بالخوف أو الخجل أو عدم اليقين إزاء ذلك.
ومع ذلك، فإن هذه المحادثات تُعد ذات أهمية بالغة. ولذلك يحرص العاملون المجتمعيون بمنظمة FGMhelp على الذهاب مباشرة إلى داخل هذه المجتمعات. ويتحدثون مع النساء والعائلات حول هذا الموضوع، ويستمعون إليهم، ويحرصون دائمًا على أن يكونوا جديرين بالثقة والاحترام.
أحيانًا يكون مجرد إجراء مثل هذه المحادثة كافيًا لكي تُدرك النساء المتضررات أنهن لسن وحدهن وأن بإمكانهن الحصول على المساعدة.
وبصفتها نقطة الاتصال المعنية بتشويه الأعضاء التناسلية للإناث في كانتون بزيورخ، فإن منظمة FGMhelp لا تكتفي بدعم الأشخاص المتضررين وعائلاتهم بشكل مباشر داخل المجتمع فحسب، بل تقدم المنظمة أيضًا استشارات سرية داخل مركز Ambulatorium Kanonengasse، بالقرب من محطة القطار الرئيسية في زيورخ.